1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobay Oo Ku Baaqday In Si Deg-deg Ah Loo Bilaabo Wadahadalada Doorashada Xoghayaha guud ee Qaramada Midobaya Antonio Guterres ayaa soo dhaweyay Go’aankii xukuumadda loogu warejiyay Hirgelinta doorashada iyo heshiiskii 17 September . Qoraal ka soo baxay Xafiiska Afhayeenka Xoghayaha guud ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fanaan Cabdi Qaboojiye Oo Geeriyooday Allaah U naxariisto waxaa goordhaw Magaaladda Oslo Ee Caasimadda dalka Norwey ku geeriyooday Fanaan Cabdi Jamac Qaboojiye. Fanaanka ayaa waxa uu ka mid ahaa Fanaaniinta sida aadka ah looga yaqaano…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ergeyga Qatar Ee Argigixiso La Dirirka Oo Muqdisho Googa Ergeyga Gaarka ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Qatar u qaabilsan la dagaalanka argigixisada iyo dhexdhexaadinta ayaa galabta soo gaaray caasimadda Muqdisho. Dr. Mudhlaq Bin Maajid Al-Qaxdhaani oo wakiil ka ah…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Beesha Caalamka Oo Soodhoweysay Laalidda Muddo Kordhintii Farmaajo Beesha caalamka ayaa soo dhaweesay go’aankii maanta golaha shacabka uu ku laalay hehshiiskii muddo kordhinta labada sano aheyd kaasi oo goluhu u sameeyay Madaxweynihii hore. Safaaradda Mareykanka oo qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Golaha Daacadda u ah oo Laalay Muddo Kordhinta, Rooble oo Lagu Wareejiyey Qorshaha iyo Amniga Doorashada Golaha shacabka ayaa isku raacay in dib loogu noqdo September 17 ee ay isku raaceen dowlad goboleedyada iyo dowladda federaalka ah, taasi oo ka dhigan iney laaleen sharcigii jiheynta ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga New York Times: Farmaajo Waxaa uu Heystay Dhalasho Canada, Waxaana Lagu Yaqaan Xukun Isku Dhejin iyo Isdaba-maris Sida ay jimcihii maqaal ku qortay jariiradda afka dheer ee New York Times, madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo waxaa inta aanu helin dhalashada Mareykanka uu horay u heystay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Safiir Tarsan : Farmaajo Iska Dhiib, Iskana Tag Safiirka Soomaaliya ee Kenya Maxamud Nur Tarsan ayaa si kulul uga hadlay mudda korhdinta uu sameystay Farmaajo isagoo u soo jeydiyay in uu isku casilo si dhaqso ah . Tarsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Isaga Oo Qasban Ka Laabanaya Muddo Kordhinta Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ayaa maanta hortagaya Golaha shacabka waqtigooda dhamaaday , si isaga oo qasban uga laabto mudda kordhinta uu samaeystay 12 April . Farriin xalay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Musharixiinta: Farmaajo Ha Banneeyo Xafiiska Villa Somalia Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ugu baaqay Madaxweynaha Muddo xileedkiisu dhamaaday inuu banneeyo xafiiska si loo gaaro heshiis doorasho oo wadar ogol ah. Golaha ayaa sheegay in Madaxweynihii hore uu yahay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo Oo Berri Hortagaya Xildhibaanadii Mudda Kordhinta U Sameeyay Madaxweynihii hore ee dalka Maxamed Cabdullaahi Farnaajo ayaa la filaya in berri uu hortago Xildhibaanada Golaha Shacabka. Xildhibanaada ayaa caawa loo diray fariin ku aadan in ay soo xaadoraan kulanka…