2 daqiiqo Sheeko:Dalka Gantaallada Iran Oo Walwal Ku Abuuray Mareykanka Iyo israaiil Aqalka cad ayaa sheegay in kulan dhexmaray ma’uuliyiin ka kala tirsan Mareykanka iyo Isaaiil ay walwal weyn ka muujiyeen horumarka ay iran ka sameyneyso barnaamijkeeda Nukliyeerka, mas’uuliyiinta ayaa isku raacay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sidee Madaxda Uga Falceliyeen Go’aankii Rooble iyo Maamul Goboleedyada Galmudug iyo Hirshabelle Kadib go’aanka ay maamul goboleedyada Galmudug, Hirshabelle iyo Rooble ka qaateen muddo kordhinta waxaa aad usoo dhoweeyey madax ka tirsan maamul goboleedyada iyo mas’uuliyiin hore oo federaalka ah. Dowlada Jubaland…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Taagan Sababihii uu Uga Cararay Dhuusamareeb 4 iyo Teendhada Afisyooni Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa u muuqdo inuu u hoggaansamay cadaadiska ka dhashay dagaalka ka dhanka ahaa muddo kordhinta isaga oo sheegay inuu ka laabanayo muddo kordhinta,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Dadkii Baracakay Guryahooda Haku soo Laabtaan Ra’isul wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Rooble ayaa ugu baaqay dadkii ku barakacay dagaalladii Muqdisho iney kusoo noqdaan guryahooda. Qoraal uu goordhow soo dhigay bartiisa Facboogga ayaa lagu yiri “Waxaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax khasaaro geystay oo ka dhacay Afaafka hore ee Xarunta Taliska guud ee Ciidamada asluubka Soomaaliyeed. Illa iyo hadda inta la xaqiijiyay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:War Xildhibaan Mahad Salaad: Ismoogaysiis iyo ila Meerayso ayay ahayd Khudbadii Farmaajo Ismoogaysiis iyo ila meerayso ayay ahayd khudbadii Farmaajo xalay jeediyay. Kumana soo hadalqaadin dhibaatada ka taagan magaalada Muqdisho iyo qalalaasaha siyaasadeed iyo midka amni uu dalka geliyay. Tusaale: 1. Sooma hadalqaadin…
2 daqiiqo Sheeko:War Deni iyo Madoobe Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Maamulada dalka Ay ku diiden Mudda Kordhinta Dowladda Dowlad gobaleedyada Jubbaland iyo Puntlabd ayaa soo dhaweyay go’aankii ay qateen Maamualada Hirshabeelle, Galmudug iyo Ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble . Qoraallo kala duwan oo ka soo baxay Maamulada Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:War Jubalad Oo Soodhoweysay Warmurtiyeedka Ka Soo Baxay Maamullada Galmudug Iyo Hirshabelle Maamul goboleedka Jubaland ayaa soo dhaweeyay go’aanka ay qaateen maamullada Galmudug iyo Hirshabeele kaas oo ay ku diideen mudo kordhinta uu baarlamaanka u sameeyay Madaxweynihii hore. haddaba halkan hoose ka…
1 daqiiqo Sheeko:War Koonfur Galbeed Oo Diiday Mudda Kordhinta Golaha Shacabka. Dowlad Gobaleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa war ka soo saaray xaaladda magaalada Muqdisho. Maamulka Koonfur galbeed ayaa sheegay in loo baahan yahay in dib loogu noqdo wadahadal si doorasho loogu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga EU, UK, USA iyo Norway Oo Soo Dhaweyay Go’aankii Maamulada Hirshabelle, Galmudig iyo Rooble Ku diiden Mudda Kordhinta Midawga Yurub, Mareykan, Ingiriiska iyo Norway ayaa soo dhaweyay go’aankii Maamaulada Galmudug , Hirshabelle iyo Ra’iisul wasaare Rooble ku diideen kordhinta. Dowladahan ayaa qoraallo ay soo dhigeen Bartooda Twitter-ka…