1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoonka Aqalka Sare oo Soo Dhoweeyey Go’aanka ay Galmudug iyo Hirshabeelle Ku diideen Muddo Kordhinta Farmaajo Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo dhaweeyay war-murtiyeedka ay soo saareen Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Hir-Shabeelle ay ku diideen muddo kororsigii sharci darada ahaa Dastuurka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo La Sugayo inuu Ka Hadlo Muddo Kordhin ay uga Baxeen Galmudug iyo Hirshabeelle Madaxweynaha Waqtigiisa uu dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa la sheegay in caawa uu warbixin ka soo saari doono xaaladda dalka iyo qalalaasaha ka jira Caasimadda. Sida lagu baahiyay Baraha Internetka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble : Waxaan diyaar u ahay in aan dalka ka hirgaliyo doorashadii lagu heshiiyay 17-kii September 2020. Ra’iisul wasaaraha dalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa shegay in uu aad uga xun yahay qalalaasaha ka socda Caasimadda. Rooble ayaa sheegay in aan loo baahneyn xilligan in dagaal dalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galmudug iyo Hirshabeelle oo Diiday Muddo Kororsiga Farmaajo Maamul goboleedyada Galmudug iyo Hirshabeelle oo war saxaafadeed soo saaray goordhow ayaa ka hor yimid muddo kordhinta Farmaajo iyaga oo ku baaqay in dib loogu noqdo September 17 Arrintan ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xaafado Ka Mid Ah Muqdisho Oo Laga Qaxayo Qaar ka mid ah dadka ku dhaqan degmooyiinka Hodan, Hawl-wadaag , Warta Nabadda iyo Boondheere ayaa bilaabay in ay isaga barakacaan guryahooda kadib Cabsi amni oo soo wajahday . Shacabka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururada Saxaafadda Oo Canbareyay Weerarkii Lagu Qaaday Warbaahinta Mustaqbal Ururada Saxaafadda ayaa canbareyay weerarkii ciidamada dowladda ay ku qaadeen Xarunta warbaahinta Mustaqbal . Warar ka soo baxay Ururada FESOJ iyo SJS ayaa lagu sheegay in wax laga xumaadoa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka Oo Mar Kale Cunaqabateyn ugu Hanjabay Qas-wadeyaasha Muqdisho Mareykanka ayaa war uu ka soo saaray dagaaladii shalay ka dhacay Magaalada Muqdisho , isagoo sheegay in ay ka walaacsan yihiin Xaaladda Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidama Ka Tirsan Dowladda Oo Weerar Ku Qaaday Xarun Warbaahineed Ciidamo ka tirsan kuwa dowladda ayaa weerar ku qaaday Waaberigi hore ee saaka Xarunta warbaahinta Mustaqbal Media . Wararka ayaa sheegaya in qaar ka mid ah Howl wadeenada Xarunta loo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Aqalka Sare Oo Ka Hadlay Muddo Kordhinta Iyo Qodobo Kale Guddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa uga digay Hay’adaha Dowladda iyo cid kasta oo xiganaysa nidaamka sharci-dejinta dalka, hadallada ama qoraallada ka hor imaanaya Dastuurka Dalka.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Suudaan: Si Degdeg ah Haloogu Laabto September 17 Dalka Suudaan ayaa ku booriyey Soomaalida in si degdeg ah loogu laabto miiska wada hadallada iyada oo lagu saleynayo heshiiskii September 17. Qoraal ay soo saartay wasaaradda arrimaha dibadda ee…