1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dr. Buurane oo Lagu Dilay Muqdisho Dr. Xasan Cismaan Buurane ahaa dhakhtar caan ka Muqdisho ayaa goordhow lagu dilay xaafadda Al Baraka, ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho. Dhakhtarka uu ku taqasusay cudurada maqaarka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Adis Ababa: Midowga Afrika oo Maanta Kulan Degdeg ah Ka Leh Doorashada Soomaaliya Golaha Amniga iyo nabadda midowga Afrika ayaa maanta lagu wadaa inuu shir degdeg ah ka yeesho arrimaha doorashada ee Soomaaliya. Kulankan oo ku yimid soo jeedinta golaha ammaanka ee qaramada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobey oo Kahor Yimid Muddo Kordhinta Farmaajo Kula aan rasmi aheyn oo golaha ammaanka ay ka yeesheen Soomaaliya talaadadii ayaa si aqlabiyad ah la isugu raacay diidmada muddo kordhinta uu ku dhufsaday Farmaajo. Golaha oo dood dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg Madaafic Ku Dhacday Agagaarka Madaxtooyada Wararka naga soo gaaraya Xaafada ka tirsan degmada Warta-nabadda ayaa sheegaya in goordhaw ay ka dhaceen Madaafiic. Dhawaqa Madaafiicda oo inta badan laga maqlay degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa waxaa la…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guul-darradii Afisyooni Kadib, Farmaajo oo Qirtay Inuu Afrika Ka Rabo Soo Celinta Kalsoonida Isaga iyo Saamileyda Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku tagay Kinshasa 19-kii bishan ayaa shir jaraa’id oo ay wada qabteen isaga iyo madaxweynaha DRC Felix Tshisekedi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midogwga Musharaxiinta oo Isku Ballaarinayo Muqdisho, Sheekh Shariif ayaa Ugu Dambeeyey Qaar ka tirsan midowga musharaxiinta oo ay ku jiraan madaxweyneyaashii hore ayaa bilaabay iney isku ballaariyaan qaar ka tirsan degmooyinka gobolka Banaadir. Madaxweynihii hore Soomaaliya Sheekh Shariikh Sheekh Axmed ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka oo Isku Raacay inu Lagu Noqdo Heshiiskii September 17 Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa ka dooday arrimaha Soomaaliya gaar ahaan muddo kordhinta uu sameysay Farmaajo. Fadhiga aan rasmiga aheyn ee talaadadii uu golaha ammaanka ka sheegay arrimaha Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Beelweynta Hawiye Oo Kahor Timid Muddo Kordhinta Farmaajo, Kana Digtay Cawaaqib Xumida Shir beesha Hawiye ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa lagu go’aamiyey in beesha kasoo horjeedo muddo kordhinta Farmaajo iyada oo ku baaqday in lagu laabto oo dib loogu noqdo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Chad Oo La Dilay Saacado Kadib Markii 6-aad Uu Doorashada Xoogay Madaxweynaha Chad Idiris Deby ayaa la sheegayaa in goordhow la dilay. Wakaaladda wararka ee AFP ayaa qortay inuu ku dhintay dagaal kadib saacado uu markii 6-aad doorashada ku shubtay. Marxuumka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka oo La Filayo Maanta inuu Diido Muddo Kordhinta Farmaajo Kadib diidmada Yurub iyo Mareykanka ee muddo kordhinta Farmaajo iyo rajo xumida uu kala kulmay Afrika, Farmaajo waxaa ay maanta dhegahiisu maqli doonaan diidno kale, markan waa golaha ammaanka. Golaha…