1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gudomiye Ku-xigeenka Degmada Deyniile Oo Qarax Lagu Dilay Allaah Unaxariiste waxaa goordhaw Qarax miino oo lala eegtay u geeriyooday Guddoomiye Ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasadda degmada Deyniile Cabdi Mohamed Mohamud. Gudoomiye ku-xigeenka iyo ciidamadiisa ayaa lagula eegtay Qaraxa xilli…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg: Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Xaafadda Darusalam ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay Qarax xoogan. Qaraxan oo jugtiisa inta badan laga maqlay degmooyinka Gobalka Banaadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Robab Ka Da’ay Caasimadda Oo Xiray Waddoyin Muhiim Ah Waxaa Xalay Magaalada Muqdisho iyo qeyb ka mid ah dalka ka da’ay Roobab xooggan kuwaas oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyada. Roobabka oo Xalay xilli dambe si xooggan ugu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Felix oo aan Caddeyn Go’aankiisa Muddo Kordhinta Farmaajo, Akhriso Hummaagga Safarka Kinshasa! Madaxweynaha Democratic Republic of Congo ahna madaxa midowga Afrika Felix Tshisekedi oo kulan 2 saac ah isniintii Kinshasa kula qaatay madaxweynihii hore Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaanan caddeyn mowqifkiisa ku…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Si Uu Waqtiga U Dheereysto, Farmaajo Waxaa Uu Dalbaday Dhexdhexadinta Midowga Afrika Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo booqasho hal maalin ah ku tagay Kinshasa, oo ah caasimadda Democratic Republic of Congo (DRC) ayaa dalbaday in la dhexgalo isaga iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Muddo Kordhintiisa u Suuq-geeyey Afrika, Felix waa Madaxa Midowga Afrika! Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo muddo kordhinta labada sano ah ee uu iskiis ugu dhufsaday todobaadkii hore kala kulmay go’doomin dhanka reer galbeedka ah ayaa si uu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Nigeria oo Ciidamo Keentay Soomaaliya Ciidamo gaaraya ilaa 144 oo ka tirsan saraakiil ka tirsan booliiska Nigeria ayaa soo gaaray Soomaaliya waxaa sidaasi axaddii sheegay AMISOM. Ciidankan oo loogu tala galay ilaalinta xasiloonida ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Banaanbax Looga Soo Horjeedo Farmaajo Oo Muqdisho ka dhacay Banaanbax looga soo horjeedo Madaxweeynaha waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdillahi Farmaajo ayaa xalay ka dhacay magaalada Muqdisho. Isusoo baxan oo si gaar ah uga dhacay Xaafadda Shirkoole oo fariisin u ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Taariikh Nololeedka: Marxuum Professor Maxamed Cabdi Gaandhi Waxaa dalka Farnasiiska ku geeriyoodey Professor Maxamed Cabdi Gaandhi, oo ahaa aqoonyahan, taariikhyahan dar iyo dhulka iyo siyaasi caan ka ahaa gudaha Soomaaliya. Haddaba, Waa Kuma Professor Maxamed Cabdi Gaandhi?…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg Deg : Prof Gandi Oo Geeriyooday Waxaa dalka Faransiiska ku geeriyooday Alle ha u naxariistee Proff Maxamed Cabdi Maxamed Gaandi. Profeysarka ayaa ka mid ahaa aqoonyahannada Sooomaaliyeed wuxuunka ku xanuunsanayay mudooyinkii dambe Isbitaal ku yaaalla dalka…