1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga oo Qaabilay Madaxa Howl-galka Hey’adda IOM Wasiirka amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Abdullahi Sheikh Ismail – Fartaag ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxa howl-galka IOM ee Soomaaliya Frantz Celestin, waxayna yeesheen wada-hadal miro dhal leh.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Ciidanka Xoogga oo Fashiliyay Weerar Miino oo Lagu Aasay Degmada Buulo Mareer Ciidanka Xoogga Dalka Somaliyeed Gaar ahaan Ururka 26-aad Guutada 6-aad Qaybta 60-aad Ciidanka xoogga dalka ayaa fashiliyey Miino ay kooxda Alshabaab ku aaseen waddo aadda dhinaca beeraha Magaalada Buulo.
1 daqiiqo Sheeko:La-dagaallanka Al-Shabaab Milatariga Mareykanka oo Faahfaahiyay Khasaaraha Ka Dhashay Duqeyn Ka Dhacday Puntland Milatariga Mareykanka ayaa sheegay in 31-kii bishan May lagu dilay duqeyn cusub oo ka dhacday deegaan ka tirsan maamulka Puntland 3 Xubnood oo ka tirsanaa ururka Daacish ka howlgalla meelo ka mid ah Soomaaliya.
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Israel oo Ogolaatay Iney Xabadjoojinta Rasmi ah Ka Dhaqangasho Marinka Magaalada Qaza Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in Israa’iil ay oggolaatay xabbad joojin waarta oo laga hirgeliyo marinka Qaza, islamarkaana lagu soo afjarayo dagaalka, tan iyo October ka socda Qaza khasaare badana sababay.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Wasiir Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Kulan Gaar ah La Yeeshay Dhigiisa Shiinaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Shiinaha Wang Yi, ahna Xubin ka tirsan Xafiiska Siyaasadda ee Xisbiga Shuuciga ee Golaha Dhexe ee Shiinaha, ayaa la kulmay Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi.
2 daqiiqo Sheeko:Saynis & Tiknooloji Soomaaliya oo Laga Cafiyay Deyntii Ururka Midowga Boostada Adduunka ee (𝗨𝗣𝗨) Wasiirka Isgaarsiinta iyo Teknolojiyada XFS 𝗫𝗶𝗹𝗱𝗵𝗶𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗔𝗮𝗱𝗮𝗻 𝗠𝗮𝗰𝗮𝗹𝗶𝗻 𝗖𝗮𝗹𝗶 (𝗦𝗼𝗼𝗺𝗮𝗮𝗹𝗶) oo maalmahaan ku sugnaa Magaalada Geneva ayaa u kictimay Magaalada Berne ee wadanka Switzerland si uu kulan gaar ah ula yeeshay Mr.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Sacuudiga oo Dib u Eegis Ku Sameynaya Xiriirka Labada Dowladood Amiir Mohammed bin Salman bin Abdulaziz Al Saud, oo ah Dhaxalsugaha Boqortooyada Sacuudiga, ahna Ra’iisul Wasaaraha, ayaa dhambaal qoraal ah oo ku saabsan xiriirka labada dal ka guddoomay Madaxweynaha Soomaaliya.
1 daqiiqo Sheeko:Madaxweynaha 10-aad Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kulamo Ka Wadda Nairobi iyo Ajandayaasha ay Ku Qotomaan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xalay kulan gaar ah magaalada Nairobi kula yeeshay Madaxa Bangiga Horumarinta Afrika Mudane Akinwumi Adesina.
1 daqiiqo Sheeko:wararka gaarka ah Dowladda Slovenia oo Ku Dhawaaqday Aqoonsigeeda Dowladnimada Falastiin Dowladda Slovenia ayaa ansixisay go’aan ay ku aqoonsanayso dal madax-bannaan oo Falastiiniyiintu ay leeyihiin, sida uu sheegay ra’iisul wasaare Robert Golob, taasoo ka dhigaysa dalkii afaraad oo tillaabadaa.
1 daqiiqo Sheeko:Warar & Warbixino Soomaaliya iyo Baxreyn oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Xiriirka Labada Dowladood Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa magaalada Manama ee caasimadda Boqortooyada Baxreyn kula kulmay Wasiirka Warfaafinta.