3 daqiiqo Sheeko:Dalka Ganacsatada Qaadka oo Cabasho Ka Ah Dad Garab Ka Heysta Dowladda Ganacsatada Qaadka ee Muqdisho oo ka cabanaya dad kala wareegay hawlaha ayaa ku dooday in la hoos geeyey soo dejinta Qaadka dad ay qaraabo yihiin Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday. Mid ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dilka Guddoomiyihii Degmada Hodan Oo La Sheegay In Uu Ahaa Mid Kas Ah Guddiga dowladda Soomaaliya ay u xil saartay baaritaanka dilkii loo geeystay Allaah U naxariistee Gudoomiyihii hore ee degmada Hodan Cabdi xakiin Dhegajuun. Xeer ilaaliyaha guud ee ciidamada qalabka sida Genaral…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Talaal Shiinaha Soo Saaray Oo Maanta La Keenayo Muqdisho. Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in maanta oo Axad ah dalka la keenayo Talaal ay soo saartay Dowladda Shiinaha kaas oo looga hortago xanuunka Corona Virus . Talaalka BBIBP-CorV oo sidoo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Keenay Kala Shakiga Farmaajo iyo Deeq-bixiyeyaasha? Maamulka madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay sida uu uga xun yahay faragelinta shisheeyaha ee arrimaha gudaha Soomaaliya. Qoraal loo diray golaha ammaanka ayaa lagu yiri” Xukuumadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasaaradda Caafimaadka Oo Isbitaalkii U Gaarka Ahaa Covid-19 Ka Dhigtay Mid Guud Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ayaa sheegtay in Isbitaalka martiini ee magaalada Muqdisho dib u bilaabi doono howlihii caadiga ahaa ee bulshada u haayay . Isbitaalka oo Sanad ka hor…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Khasaaro Geystay Oo Ka Dhacay Baydhabo Wararka naga soo gaarayo magaalada Beydhabo ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaasi ka dhacay qarax qasaaro geeystay . Qaraxan oo jugtiisa laga maqlay inta badan xaafadaha magaalada ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xalane oo aan La Xaadirin Ilo ku dhow shirkii madaxda dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada ee la filayey in maanta dib la isugu laabto ee Afisyooni ayaa sheegaya in aaney muuqan rajo arrimahaas la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Djibouti: Geelle Oo Guuleystay Markii 5-aad Wararka ka imaanaya dalka Djibouti ayaa sheegaya in markii 5-aad uu madaxweynnimada dalkaasi ku guuleystay madaxweyne Cismaaciil Cumar Geelle. 215,000 muwaadin oo isku diiwaan geliyey doorashada ayey 98% codkooda siiyeen…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururada Bulshada Rayidka Oo Walaac Ka Muujiyay Isamari-waaga Doorashada Ururada Bulshada Rayidka ayaa war ka soo saaray ismari-waaga siyaasadeed ee ka jira dalka , gaar ahaan arrimaha doorashooyinka. Warsaxaafadeed ay soo saareen Ururada Bulshada Rayidka ayaa lagu loogu baaqay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka Oo Ku Baaqday In ay Sii Socdan Wada Hadalada Doorashada Saaxibada Beesha Caalamka ee Soomaaliya ayaa dowladda Federaalka iyo Maamul gobaleedyada ugu baaqay in la sii wado wadahadalada . Qoraal ka soo baxay Beesha Caalamka ayaa wal wal lagaga muujiyay…