2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Janan-ka La Cafiyey, Waxaa Lagu Eedeeyey Dilal, Jir-dil iyo Inuu Dadka Sharci Darro Iska Xirto Dowladda Soomaaliya ayaa cafisay, isla markaana xirtay dacwadii loo heystay wasiirkii hore ee amniga Jubbaland Cabdirashiid Janan. Ninkan dacwaddiisa la laabay waxaa ay dowladda iyo hey’adaha UNka u hesyteen inuu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Afisyooni Oo U Baaqday Sabab Aan La Garaneyn Shirka Afisyooni uga socday madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Gobaleedyada ayaa u baaqday sababa aan la garaneyn , iyada aaney caddeyn waqtiga uu dib u furmayo . Warar ay GoobJoog…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dowladda Soomaaliya Oo Xirtay Dacwaddii Loo Heystay Cabdirashiid Janan Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir ayaa soo xiray gal dacwadedki loo heystay wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirashiir Janan. Xeer ilaaliyaha dalka iyo Maxkamadda Gobalka Banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya Oo Taageertay Boqor Xukun Maroorsi Doonaya Warka soo baaxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa lagu taageray xarriga uu Boqorka Urdun u geeystay dhaxal sugihii Boqortooyada . Wasaaradda ayaa sheegtay in ayada oo ka duuleysa xiriirka qotoda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo Rajo Ka Muujisay Sii Socoshada Wadahadala u Dhaxeeya DF iyo Dowlad Gobaleedyada Xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaaliya ayaa rajo ka muujiyay wada hadalada u socda madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . QM ayaa sheegtay in ay dhiira gelineyso Kulamada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ciidamada Dowladda Oo Howl-galo Ka Sameeyay Gobalka Bay Howlgalo ciidamada Daraawishta dowlad gobaleedka Koonfur galbeed ka sameeyen deegana hoosaga gobalka Bay ayaa la sheegay in lagu dilay xubna ka tirsan Urrurka Al-shabaab. Ciidamada ayaa si gaar ah howl…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Myanmar: In Ka Badan 557 Qof Oo Lagu Dilay Tan iyo Bishii Labaad Ee Sanadkaan Ugu yaraan 557 qof ayaa lagu dilay banaanbaxyadii ka dhacay Myanmar tan iyo markii Afgambi Militari xukunka lagaga tuuray dowladdii rayidka Feb1, sida lagu sheegay tirakoobyadii ugu dambeeyay ee hay’addaha…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Wadatashiga DF iyo Maamul Gobaleedyada Oo Talaadada Dib Loogu Balamay Waxaa goordhaw soo gaba gaboobay Shirka arrimaha doorashooyinka oo maalintii labaad Teedha ku taalla Afisyooni uga soconayay madaxda dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad gobaleedyada dalka . Shirkan oo aan warbaahinta…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Turkiga Oo Barakacayaasha Syria Ugu Deeqay In Ka Badan Kun Guri Bisha Cas ee Turkiga (Kızılay) ayaa boqolaal guri ugu deeqday dadka reer Siiriya ee ka soo barakacay dagaalada ka socda gobalada qaar ee dalkaas kuwaas oo soo gaaray gobolka Idlib.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madasha Badbaado Qaran Oo DF ku Eedeysay In ay Dayacday Ciidamada Dalka Madasha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midawga Musharixiinta, Gudoomiyaha Aqalka Sare , Madaxweeynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa sheegay Farmaajo in uu dayacay ciidamada Xoogga Dalka. Qoraal ka soo…