1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo La Kulmay Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed Waxaa Goordhaw Hotel Jaziira shir uga furmay Midawga Musharixiinta iyo Odayaasha dhaqanka Soomaaliyeed, kulankan ayaana looga hadlaya xaaladda siyaasadeed ee dalka . Shirka Midawga iyo Odayaasha dhaqanka ayaa diiradda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Wax Ka Ogoow Shirka Madaxda Dowlad Gobaleedyada iyo C6+ Waxaa goordhaw Hotel Ku yaalla Xalane shir uga furmay Madaxweeynayaasha dowlad Gobaleedyada dalka iyo Xubnaha Beesha Caalamka . Shirkan oo madaxda dowlad gobaleedyada ay la qaadanayaan wadamada loo yaqaano C6+…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg : Qarax Khasaaro Geeystay Oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir ayaa sheegaya in goordhaw uu halkaas ka dhacay Qarax. Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga maqlay xaafadaha Degmada ayaa lala eegtay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ayeeyada Madaxweeyne Obama Oo Geeriyootay Mama Sarah, oo aheyd ayeeyadii Madaxweeynihii hore ee Mareykanka Obaama ayaa geeriyootay sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar ka mid ah Eheladeeda . Sarah ayaa Saakay ku geeriyootay Isbitaalka Jaramogi…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xeraale: Dad Ugu Geeriyooday Oxygen La’aan Degmada xeraale ee waqoyiga gobalka Galgaduud ayaa malmahan dambe waxaa aad isugu soo tarayay dadka laga helayo caabuqa covid-19 . Iyadoo ay u,geeriyoden ku dhawaad 15 qof Xanuunka Maalmihii la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Fadhigii Baarlamaanka Maanta Oo Dib Loo Dhigay Waxaa dib loo dhigay kulankii maanta ay lahaayeen xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, sida uu sheegay gudoomiyaha Baarlamaanka waqtigiisa dhamaaday Maxamed Mursal Sh Cabdiraxmaan. Maanta oo Isniin ah ayaa la filayay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Goolhaye Joe Hart oo qiimo jaban ku iibinaya Gurigii quruxda badnaa ee ugu yaalay Magaalada Manchester… + SAWIRRO Joe Hart ayaa jecel nolosha Magaalada London, waxaana uu qiimo jaban oo dhan 3.69 milyan oo gini ku iibinayaa Gurigiisii ku yaalay Greater Manchester. Dadka ayaa indhaha kala furay markii…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha “Pep Guardiola dabada ayuu naga laadi jiray tababar walba” – Thomas Muller Weeraryahanka kooxda Bayern Munich ee Thomas Muller ayaa ka sheekeeyay ka hoos shaqeynta Tababare Pep Guardiola iyo xeeladihii uu sameyn jiray markii uu macallinka u ahaa Bavarians. Muller ayaa soo…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mahad Salaad: Mursal Waxaa uu Wadaa Muddo Kordhin…Berrina Waan Tageynaa Golaha Shacabka Xildhibaanno 15 ah, oo xalay guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal oo ka mamnuucay kulamada muddo 5 kulan ah oo goordhow shir jaraa’id qabtay ayaa sheegay inuu sharaciga ku…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baarlamaanka: Ajandihii Shalay Fashilmay Oo Markale La’isugu Yeeray Xildhibaanada Gudoomiyaha Baarlamaanka ayaa markale Isugu yeeray xildhibaanada Golaha Shacabka kadib markii uu Fashilmay Kulankii Shalay . Xildhibaanada Golaha shacabka ayaa loo diray fariin ah in ay soo xaadiraan kulanka…