1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Dastuur Ee Xukuumaddii Farmaajo Oo Geeriyooday Allaah U naxariito waxaa magaaalada Beydhabo ee Xarunta Kumel gaarka ah ee maamulka Koonfur galbeed ku geeriyooday Xildhibaan Maxamud Mahamed Boonow. Xildhibaanka ayaa mudda dheer ka tirsana Baarlamaanadii dalka soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Puntland Oo Amar Dul Dhigay Gaadiidleyda Gobalka Sanaag Puntland ayaa gobolka Sanaag ka mamnuucday in ay ku safraan baabuurta aan wadan taarikada dowlad gobaleedka Puntland. Amar ka soo baxay Gudoomiyaha gobalka Sanaag ayaa lagu faray in aan gaadiidleyda…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senator Abshir: Shacabku Wey U Baahan Yihiin Doodda Cusub Ee Wadaadada . Abshir Axmed Maxamed gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee golaha Aqalka sare ayaa sheegay in maalmihiiu danbeeyay ay soo baxeen wadaado doonaya in ay difaacan hanaanka iyo siyaasadda uu wax ku wado…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Muqdisho Ku Soo Wajahan Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa la filaya in saacadaha soo socdo uu soo gaaro magaalada Muqdisho . qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Puntland oo la hadlay GoobJoog News ayaa waxa ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo War Ka Soo Saartay Hoobiyayal Lagu Weeraray Xalane Xafiiska QM ee Soomaaliya ayaa war ka soo saaray tiro Hoobiyayaal ah oo shalay lagu garaacay xarunta Xalane ee magaalada Muqdisho . Qoraal ka soo baxay Xafiiska QM ee Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Madobe Oo Kulan La Qaatay James Swan Madaxweynaha Dowlada Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay kulan la qaatay Wakiilka gaar ka ah ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya James Swan. Kulankan oo ka dhacay hoyiga uu Madaxweynahu…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga ICJ oo Shaacisay Jadwalka Dhageysiga Dacwadda Soomaaliya iyo Kenya Maxkamadda ICJ ayaa si rasmi ah u soo saartay Jadwalka dhageeysiga dacwadda Badda ee Soomaaliya iyo Kenya . ICJ ayaa sheegtay iyada oo la tixgelinayo Caabuqa safmarka Corona Virus ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Jubbaland Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho Soo gaaray Madaxweeynaha dowlad gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe iyo wafdi uu hogaaminayo. Waftiga madaxweeynaha ayaa waxaa garoonka Aden Adde ku soo dhaweeyay mas’uuliyiinka tirsan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hoobiyeyaal Ku Dhacay Xalane Xilli Lagu Wado in Shirka Doorashada Lagu Qabto Waxaa goordhow ilaa afar hoobiye ay ku dhaceen xerada Xalane ee saldhigga u ah hey’adaha shisheeye. Xerada ayaa isku diyaarineysa iney marti geliso Shirka madaxa dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shir Ka Dhacaya Teendhada Afisyooni iyo Halka ay Degayaan Madoobe iyo Deni Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa la filayaa inuu galabka soo gaaro caasimadda Muqdisho Waxaa saaka diyaar gaar ah ku yimid ilaalada Madoobe oo aad ugu labisnaa hub, waxaa ayna taasi…