1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhageyso: Dad Gaajo iyo Haraad Ugu Geeriyooday Deegaana Hoostaga Degmada Jowhar Qaar ka mid ah deeganada Hoostaga magaalada Jowhar ee caasimadda dowlad gobaleedka Hirshabeelle ayaa waxaa laga soo warinaya in ay ka jirto Abaar aad u daran . illa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Joe Biden oo Laalay Duqeymihii Drone-ka ee Soomaaliya iyo Meelo Kale oo Dunida ah Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa laalay duqeynta diyaaradaha aan cidnka wadin ama drone-ka ay ka sameeyaan goobo aanu Mareykanka dagaal uga jirin, siyaasaddan oo ka duwan madaxweynihii ka horeeyey Donald Trump,…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dib U Milicso : 21 Xaqiiq oo Ku Tusinaya Sooyaalka Dheer ee Dacwada Badda Soomaaliya iyo Kenya Maxkamadda ICJ ayaa si rasmi ah u go’aamisay todobaadka soo socda in ay si rasmi ah u bilaabmeyso dhageysiga Dacwadda Muranka Soomaaliya iyo Kenya . Haddaba, Goobjoog News waxaa ay akhristayaasheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madoobe iyo Deni oo Kusoo Wajahan Muqdisho Waxaa la filaya in Saacadaha soo socda ay magaalada Muqdisho soo gaaraan madaxweeynayaasha maamulada Puntland iyo Jubbaland . Sida ay Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland ay Goobjoog News u sheegeen madaxweeynaha Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qarax Ay Ku Dhaawacmeen 600 Oo Ka Dhacay Equatorial Guinea Qaraxyo is xigxigay oo ka dhacay xerooyin milatari oo ku yaal dalka Equatorial Guinea ayaa waxaa ku dhintay ugu yaraan 20 qof, halka in ka badan 600 oo kalena ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland oo Talaadada Imaanaya Muqdisho Madaxweyneyaasha Jubbaland iyo Puntland Axmed Madoobe iyo Saciid Deni ayaa kusoo beegan caasimadda Muqdisho berri oo talaadada. Mas’uuliyiin ka tirsan Jubbaland oo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey inuu Madoobe…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maamulka Gobalka Banaadir Oo Ganaaxaya Qofka Ka Taga Afxirka Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamed Maxamuud (Filish) ayaa shir jaraa’id uu qabtay waxa uu amray bulshada Caasimadda in ay u dhaga nuglaadaan fariimaha caafimaad iyo wacyigalinta uu wado maamulka gobolka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sideey Soomaaliya Ugu Diyaar Garowday Dacwadda Badda Todobaadka Soo Socda? Todobaadka soo socdo maalinta Isniinta waxaa si rasmi ah u bilaabmaya dhageysiga garmaqalka Muran badeedka Kenya iyo Soomaaliya. Maxkamadda ICJ oo dhowr mar hoore codsiya ka yimid dowladda Kenya dib…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Carruur Gaajo iyo Haraad ugu Geeriyootay Deegaano Hoostaga Gobalka Gedo Wararka ay GoobJoog News ka heleyso gobalka Gedo ayaa sheegaya in saacadihii la soo dhaafay ay carruur ku sugan deegaano hoostaga Degmada Ceelwaaq ay gaajo ugu dhinteen halkaas. Illa iyo hadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dab Sababay Dhaawaca Ku Dhawaad 50- Qof Oo Ka Kacay Dugsi Ku Yaalla Hargeeysa Waraka naga soo gaarayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in uu deb xoogan uu ka kacay Dugsi lagu barto culuumta diinta Islaamka oo ku yaallo Magaalada Hargeysa ee caasimadda Somaliland .…