1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Kuma Afhayeenka Cusub Ee Urrur Gobaleedka IGAD? Xoghayaha Fulinta ee Golaha Iskaashiga Dowlad Goboleedyada (IGAD) H.E. Dr Workneh Gebeyehu ayaa maanta Nuur Maxamuud Sheekh u magacabay Afhayeenka Urur gobaleedka IGAD . Nuur Maxamuud Wuxuu muddo 30 sano ah ka…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xukuumadda iyo Mucaaradka Oo Sheegay In Dib Loo Furi Doono Wadahadaladii u Dhaxeeyay Labada Dhinac Xubna ka tirsan midawga Musharixiinta ayaa sheegay in ay muhiim tahay in dib loo bilaabo wada hadaladii fashilmay ee u dhaxeeyay Midawga Musharixiinta iyo Xukuumadda xilgaarsiinta . Daahir Maxamuud Geelle…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga Oo Sheegay In Soomaaliya Uu Ku Wareejiyay Saldhig Militeri Dowladda Turkiga ayaa shaacisay in Soomaaliya ay ku warejisay xero lagu tababaro Ciidamada Xoogga Soomaaliya. War ka soo baxay Wasaaradda Difaaca Turkiga ayaa lagu sheegay in Mas’uuliyiinta Soomaaliya lagu wareejiyay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Senate-ka Mareykanka Oo Meel Mariyay Sharci Horay Trump U diiday Golaha Senate-ka ayaa ansixiyay $ 1.9 tiriliyan oo doolar oo ah qorshaha gargaarka coronavirus Sabtidii, taas oo ka dhigaysa Congress-ka hal talaabo oo u dhow fulinta ballanqaadkii doorashada ee Madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni Oo Ka Tacsiyadeyay Geerida ku Timid Xildhibaan Cali Axmed Dhahar Alle ha u naxariisto Xildhibaan Cali Axmed Dhahar oo kamid ahaa Golaha Wakiillada Puntland ayaa geeriyooday kadib markii uu dhaawc uu ka soo gaaray shil gaari uu galay . Xildhibaanka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni “Weerarkii Xabsiga Weyn Masuuliyadiisa Waa La Iskula Xisaabtamaya” Madaxweynaha Maamulka Puntland Saciid Cabdullahi Denni oo shir jaraa’id ku qabtay Magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay weerarkii ka dhacay xabsiga dhexe ee Boosaaso . Madaxweynaha ayaa sheegay in Al-shabaab ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 5 Qodob oo Kusoo Koobaya Xaaladda Siyaasadeed oo Aan Laheyn Albaab Laga Baxo Qaraxii xalay maqaaxida Luul Yamani ee Xamarjabab, Muqdisho ee ay ku dhinteen in ka badan 20 qof, kuna dhaawacmeen 30 kale iyo guud ahaan xiisadda amni darro ee jirtay bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga QM Oo War Ka Soo Saartay Qaraxii Muqdisho Ka Dhacay War k soo baxay xafiiska Qaramada Midobay ee Soomaliya ayaa lagu cambaareyay qaraxii xalay ka dhacay Agagaarka Xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho. Qoraal ka soo baxay QM ayaa lagu yiri…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faah Faahino Dheeraad Oo ka Soo Baxaya Qarax Xalay Muqdisho Ka Dhacay Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xalay ka dhacay Maqaayadda Luul Yamani ee degmada Xamar Jajab. Qaraxa oo ahaa gaari laga soo buxiyay waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg: Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaarayo agagaarka Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in goordhaw uu ka dhacay Qarax Xoogan. Qaraxan oo inta badan dhawaqiisa laga Maqlay degmooyinka gobalka Benadir ayaa…