1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Wasiirka Amniga : Mudaharaad Hub Wata Oo Dad Hubeysan Wataan Sideedaba Lama Ogolaan Karo” Wasiirka wasaaradda Amniga Xassan Xundubeey Jimcaale oo goordhaw shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in dowladda aysan marnaba aqbaleynin banaanbax ka dhaca caasimadda. Xundubey ayaa sheegay ay siyaadeyday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Daadir Amiin Oo Ka Tagay Kooxda Geeska Afrika Qoraal Ka Soo Baxay Daadir Amiin Cali oo ahaa tababarihii kooxda kubbadda cagta Geeska Afrika ayuu ku shaaciyay in gabi ahaan uu ka tagay kooxdii uu maamulayay,isagoo u suuri geliyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deg-Deg:- Qarax Ka Dhacay Muqdisho Wararka naga soo gaaraya degmada Xamar Weyne ayaa sheegaya in goordhaw uu saldhigga degmada uu ka dhacay qarax xoogaan . Qaraxana ayaa inta badan laga maqlay dhawaqiisa degmooyinka Gobalka banaadir…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga António Guterres: Aad Ayaan uga walaacsanahay rabshadaha ka dillaacay magaalada Muqdisho António Guterres Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay in ay aad uga xun yihiin xaaladda cakiran ee Soomaaliya . Guterres ayaa sheegay in dhinacyada siyaasadda isku hayo loo bahan…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan: Su’aal ayaa ka taagan Sharci Ahaansha Villa Soomaaliya Uu Ku Joogo Madaxweeynaha James Swan Wakiilka Ergayga qaramada midoobay u qaabilsan arrimaha Soomaaliya , ayaa khudbad dhinacya badan taabaneyso uu kaga hadlay arrimaha Soomaaliya waxa uu ka jeeydiyay shirka Golaha Ammaanka QM oo…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Abshir: Habdhaqanka Farmaajo Waa Mid Dhego iyo Indho La’a, Nabaddana dan kama laha Guddoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Golaha Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed, oo ka hadlay baaqa Madaxweeynihii hore Farmaajo ee ku aaddan in madaxda dowlad gobaleedyada Jubbaland iyo Puntland ay ku soo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Musharaxiinta Oo Markale Ku Baaqay Dibadbaxyo Looga Soo horjeedo Madaxweynihii Hore Soomaaliya Ee Farmaajo Midowga Musharaxiinta Xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee mucaaradka ayaa mar kale ku baaqay bannaan bax maalinta jimcaha oo ku beegan 26 Febraayo 2021 ka dhici doona Taalada Daljirka Dahsoon ee degmada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midawga Musharixiinta Oo Banaanbax Kale Ku Baaqay Jimcaha Midawga Musharixiinta oo Goordhaw shir Jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa sheegay in mar kale ay qaban doonaan banaanbax looga soo horjedo Madaxweeynaha Waqtigiisa dhamaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Golaha Midawga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DR. Cemalettin Kani “Digniinta Hogaamiyaha Puntland, baraarug ha u noqoto Beesha Caalamka” DR. Cemalettin Kani Torun safiirkii hore Turkiga u fadhiyay Mogadisho ayaa ka hadlay xaalladda jahawareerka siyaasadeed ee Soomaaliya, isagoona baaq usoo jeediyay beesha caalamka. DR kani ayaa isagoo daba jooga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Deni ” Dowladdaan waxa ay aad u isticmaasha dadka Soomaaliyeed meesha ay ka liitaan oo Qabiilka ah Madaxweeynaha Dowlad Gobaleedka Puntland ayaa xalay khudbad dhinacya badan taabaneysa waxa uu u jeediyay shacabka dowlad gobaleedka Puntland, taas oo uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka . Saciid Cabdullahi…