1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ururada Bulshada Rayidka Oo Baaq U Diray Dhinacyada Isku Haysta Muqdisho Ururada bulshada rayidka ayaa war ka soo saaray xaaladda dalka si gaar ah dagaaladii saacadihii u danbeyay ka dhacay magaalada Muqdisho. War saxaafadeed ka soo baxay Bulshada Rayidka ayaa lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isulwasaare Maxamed Xuseen Rooble “Waa nasiib-darro In La Yirahdo Dalka Dowlad Kama Jirto” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa muujiyay sida uu uga xun yahay rabshadihii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada Muqdisho. Ra’iisul Wasaaraha ayaa nasiib darro…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Waa Sidee Xaaladda Muqdisho Waxaa xalay xilli danbe ciidamo ka tirsan dowladda ay weerar ku qaadeen Hotel Maa’idda oo ku dhaw Daljirka Dahsoon, Kaas oo xilliga weerarka uu bilaabmayay ay ku jireen Madaxweeynayaashii hore…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii Ugu Danbeyay ee Banaanbaxa Beri Beri oo Jimca ah ayaa la filaya in magaalada Muqdisho uu ka dhaco banaanbaxii ugu weyna ay soo abaabulaan xubnaha Mucaaradka. Banaanbaxa oo ka dhici doona Daljirka Dahsoon, ayaa waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Dibad-baxayaasha Uga Horreeya Daljika Daahsoon? Jimcaha waxaa lagu wadaa in dibadbax ay soo abaabuleen kooxda musharaxiinta Jaziira lagu qabto Daljirka Daahsoon ee bartamaha Muqdisho. Si arrintaasi u suuragasho, wararka ayaa sheegaya in madaxweyneyaashii hore ee…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka AUN Caalimka Sheekh Nuur Baaruud Gurxan Waxaa saaka magaalada Muqdisho COVID 19 ugu geeriyoodey caalimkii weynaa Sheekh Nuur Baaruud Gurxan. Sheekh Nuur Baaruud, waxaa uu ka tirsanaa culimada Soomaaliyeed, gaar ahaan Ikhwaanka garabka Damu Jadiid, Waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Kawada Hadleen Wasaarada Ciyaaraha Iyo Xiriirka K.Cagta Puntland? Wasiirka Wasaaradda Dhallinyaradda iyo Ciyaaha Puntlad mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa kulan la qaatay madaxda iyo hogganka Xiriirka Kubbadda cagta Puntland,iyagoo kawada hadlay horomarinta iyo qorshayaasha iskaashi ee Wasaarada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: 4 Sano Kahor, Maanta oo Kale Ayaa Xilka Lagu Wareejiyey Farmaajo! Waxaa manta afar sano laga joogaa maalintii uu xilka la wareegay madaxweynaha waqtigiisu dhacay Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Xaflad si heer sare loo soo agaasimay, oo ka dhacday madaxtooyada ayna kasoo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya: Mowjadda 2-aad ee COVID 19 iyo Baarista Ku Socota Wasaaradda Caafimaadka Wasaaradda caafimaadka ayaa sheegtay in tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka ay gaarayaan 1,529, oo Laga Helay: 90, deggan Banadir: 66, Somaliland: 19, Hirshabelle:…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Goorta ay Soomaaliya Bilaabeyso Talaalka COVID 19 Hey’adda caafimaadka adduunka ayaa waxaa ay sheegtay in Soomaaliya laga bilaabi doono talaalka caabuqa COVID 19. Talaalkan ayaa lagu wadaa in la bilaabo bisha soo socota March iyada oo la…