1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gedo oo Noqotay Hadalheynta Saamileyda Siyaasadda Gobolka Gedo ayaa bilihii ugu dambeeyey noqday hadalheynta saamileyda siyaasadda dalka kadib markii uu qeyb ka ahaa miiska wadahadalka jaangoynta siyaasadda. Gobolkan dhaca koonfurta Soomaaliya, caasimad u tahay Garbahaarey, uuna…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Soo Bandhigay Waxyaabahii U Qabsoomay Sanadkii Lasoo dhaafay 2020 Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa Magaalada Muqdisho ku qabtay Shirwaynaha Guddiga Isboortiga Gobolka Banaadir 2021,Shirkan oo oo ka dhacay xarunta Guddiga Olombikad Qaranka Soomaaliyeed ee GOS ayaa looga hadlay waxqabadka…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sidee Sharci-darro ku tahay Hannaanka Magacaabista iyo Meelmarinta Golaha Adeegga Garsoorka? Wasiirka cadaaladda ee dowladda federaalka ah Cabdikadir Maxamed Nuur oo qoraal soo dhigay bartiisa Faceboogga ayaa sheegay in maanta markii ugu horreysay taariikhda dowladnimada Soomaaliya uu dalku leeyahay gole adeeg…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqalka Sare oo Laalay Xeerka Farmaajo uu Ku Meelmariyey Golaha Adeegga Garsoorka Aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa laalay golaha adeegga garsoorka isaga oo sheegay iney sharci darro aheyd in loo soo gudbiyo golaha xubno aan lagu soo magacaabin hannaan sharci…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Haween Ah oo Lagu Dilay Muqdisho Koox hubeysan ayaa goordhow waxaa la sheegayaa in labo haween ah ku dileen xaafadda Warlaliska ee degmada Dayniile. Wararka ayaa intaa ku daraya in labada haween ee la dilay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Yabarow Wiish “Waan U Hambalyaynaa Daadir Amiin Iyo Axmed Tahliil” Guddoomiyaha Isboortiga Gobolka Banaadir mduane Xasan Aadan Xaajo Yabarow Wiish ayaa bogaadiyay da’daalka iyo waxqabadka guulaha ku dhisan ay sanadkii la soo dhaafay sameeyeen macallimiinta kala ah Daadir Amiin Cali…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka: Goobta Shirka Cudurdaar Uma Noqon Karto Dib u Dhac, Halla soo saaro Jadwal Doorasho Beesha caalamka oo goordhow qoraal kasoo saartay xaaladda Soomaaliya ayaa sheegay in isku tuurtuurka goobta uu shirka ka dhacayo aaney marmarsiyo u noqon Karin dib u dhac, waxaa kale oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Qaraxa Ka Dhacay Muqdisho Halkan waa goobta qaraxa gaaro ee agagaarka Sayidka ee Muqdisho, waxaa jira khasaare maaliyadeed Weli lama hayo faahfaahin la xiriirta khasaaraha nafta.
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Qarax Ka Dhacay Muqdisho Qarax gaari ayaa la sheegayaa in goordhow uu ka dhacay caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho, waxaana ka soo baxaya warar kala duwan. Qaraxa oo ahaa mid gaari ayaa waxaa ay wararku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Hore Puntland Oo Loo Magacaabay Guddoomiyaha Dhalinyaradda Iyo Isboortiga Gobolka Karkaar Wasiirka Ciyaaraha Iyo Dhalinyarada Maamulka Puntland mudane Jaamac Faarax Muuse ayaa Guddoomiyaha dhalinyarada iyo isboortiga Gobolka Karkaar u magacaabay Cabdiqani Maxamed Cartan Jaamac oo ka mid ah dhalinyarada ugu firfircoon Goboka,sidoo…