2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiye Wiish “Way Mahadsanyihiin Valencia iyo Villareal” Kooxaha kubadda Cagta Valencia iyo Villareal ee ka ciyaara horyaalka Kubadda Cagta Dalka Spain ee (La Liga) ayaa qalab isboorti ugu deeqay uguna soo hambalyeeyay guushii ay gaareen, degmooyinka Shingaani…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin:-Ciyaaryahan Kubbadda Cagta Ah Ahna Arday Jaamacadeed,Sidoo kalane Ah Bare Iskuul Oo Ku Yaala Magaalada Muqdisho Inkastoo nolasha aadanahay ay tahay halgan iyo da’daal,hadana mudooyinkii danbe waxaa soo badanayay korarka ciyaartooyda kubbadda cagta Soomaaliya ee wax ka barata Jamaacadaha dalka iyo dibada,waxayna taas kor u qaaday…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhammaadka Muddo Xileedka Hey’adaha Dastuuriga ah, Doorasho La’aanta iyo Aamusnaanta Saamileyda Maanta waa 9-ka February 2021-ka, waxaa 8-dii bisha dhammaaday muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo hoggaaminayey dalka 4-tii sano ee lasoo dhaafay halka baarlamaanka federaalka labadiisa aqal uu waqtiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Golaha Ammaanka oo Maanta Fadhi Degdeg ah Ka Leh Muddo Xileedka Dhammaaday ee Farmaajo Golaha Amniga ee Qaramada Midoobay ayaa maanta oo talaado ah kulan ka yeelan doona xiisadda cusub iyo qalalaasaha siyaasadeed ee Soomaaliya. Kulankan oo ay codsatay dowladda Ingiriiska ayaa imaaneysa saacado…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Yurub: Muddo Kordhin aan Farsamo Aheyn Waa Dib u Dhac Xoog Leh Midowga Yurub ayaa isniintii waxaa uu arrin khatar ah ku tilmaamay in aaney xilligan ka dhaceyn Soomaaliya wax doorasho ah. ‘Waa muhiim in la sii wado dadaallada socda ee lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Hanti Dhowr “Dalkeena Horomar Ayaa Ka Jira” Ciyaaryahanka Kooxda Kubbadda Cagta Som United Axmed Cabdi Maxamed (Hanti Dhowr) ee ka ciyaara horyaalaa heerka afaraad dalka Sweden ayaa sheegay in Soomaaliya ay ka jirto rajo weyn oo soo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Ku Baaqday in La Isugu Yimaado Shir Degdeg ah Qoraal goordhow kasoo baxay beesha caalamka ayaa lagu sheegay in ay tahay la qabto shir degdeg ah oo ku saabsan doorashada. Qoraalka ayaa u qornaa sidan: Saaxiibada beesha caalamka waxay…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxaa Loogu Yeerayaa Farmaajo Maanta Kadib?! Maanta waa 8-dda Febraayo 2021-ka, muddadii dastuuriga aheyd ee xilheynta Maxamed Cabdullahi Farmaajo waa dhacday. Sharci yaqaanno, midowga musharaxiinta, maamullo sida Puntland iyo aqoonyahan Soomaaliyeed ay qeexay in maanta laga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon “Som United Waxaa Ka Go’an Garab Istaagida Akadeemiyada ITAAL Football” Maamulka Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin garab istaada iyo horomarinta Akadeemiyada ITAAL Football Academy ee…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Warbixin Gaar Ah oo ku Saabsan Tartankii Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir 2020 Dhacdooyin Cajiib ah oo aadan ogayn ayaa laga diiwaan galiyay tartankii kubbadda cagta Maamul Goboleedyaada iyo Gobolka Benaadir 2020 oo ay ku guulaystaan kooxda sanadkii sadexaad martigelisay ee Gobolka Banaadir.…