1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xoghaye Jamaal Xaashi “Waxaan Kulan Is Xog Waraysi Iyo Wadashaqeyn La Yeeshay Wasiir Xamse Saciid Xamse” Xoghayaha Xiriirka Xariga Ka Boodka Soomaaliya mudane Jamaal Xaashi Tuure ayaa kulan la qaatay Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse,waxayna labada dhinac kawada hadleen arriimo badan oo…
8 daqiiqo Sheeko:War 30 Sano Guurada Ceyrintii Keligii taliye Siyaad Barre, Xusuus iyo Ka Fogaanshiyaha Keligii taliye Kale! Maanta waa 26-ka January 2021, waxaa 30 sano laga joogaa markii ay burburtey dowladnimadii Soomaaliya, oo caasimadda laga saaray keligii taliye Siyaad Barre. Hadaba Maxaa Keeney In Dowladdas Militariga Aheyd…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Mahad “Degmada Waaberi Waxa Ay Diyaar U Tahay Soo Dhaweynta Bahda Isboortiga Gudaha Iyo Dibada” Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa sheegay in uu diyaar u yahay soo dhaweynta bahda ciyaaraha Soomaaliya ee joogta gudaha dalka iyo laacibiintii hore ee ku soo laabanaysa Magaalada Muqdisho kuwaas…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi Oo kulan Soo dhaweyn Ah U Samayay Qurabjoogta Ku Soo Laabatay Muqdisho Maamulka Isboortiga Degmada Waaberi ayaa kulan soo dhaweyn ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooydii hore dalka Soomaaliya iyo qurbajoogta ku soo laabanaysa caasimada,iyagoo sheegay in ay diyaar u yihiin horomarinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga James Swan: Waa in Maslaxadda Soomaaliya laga Hormarinayo Wax Walba.. Lana Wada Hadlo James Swan oo maanta Dhuusamareeb, Galmudug gaaray ayaa sheegay inuu wada hadal dhinacyo badan la yeeshay madaxweynaha Galmudug, gaar ahaan arrimaha doorashada. James Swan waxaa uu sheegay in uu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka: Ma Dhaceyso Doorasho iyo Hannaan Isbarbar Socda Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa Zoom-ka kula hadlay qaar ka tirsan murashaxiinta madaxweynnimada Soomaaliya sida Sheekh Shariif Sheekh Axmed, Xasan Cali Kheyre, Cabdinaasir Cabdulle iyo Cabdikarim…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxbannaani Noocee ah ayey Kala Heystaan Guddiyada Dastuuriga ah iyo Hey’adaha Ku Dhisan Sharci Wasaaradeed? Sanadihii dambe, oo ay dhismo ku socotay hey’adaha kala duwan ee dowladda federaalka ah, waxaa muran xooggan ka jiraa farqiga u dhaxeeya ama madaxbannaanida ay kala heystaan guddiyada ku jira…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Labo Qof oo Lagu Dilay Muqdisho Waxaa saaka labo qof lagu dilay gudaha caasimadda Muqdisho, taasi oo sii kordhineysa cabsida amni darrada ee jirta. Sida lagu waramayo, kooxo hubeysan oo aan heybtooda la garan ayaa labada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriyihii Caanka ahaa Ee Larry King oo u Geeriyoodey COVID-19 Weriyihii caanka ahaa ee muddada dheer kusoo dhex jiray warbaahinta caalamiga ah ayaa u geeriyoodey COVID-19. Larry King oo muddo 63 sano ah ahaa weriye lagu bartay wareysiyo, qorista buugaagta,…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mooshinka Ka Dhanka Ah Trump oo La Horgeynayo Senate-ka Mareykanka Kadib heshiis dhex maray labada xisbi ee dimoqoraadiga iyo jamhuuriga, madaxweynihii hore ee Mareykanka ayaa lagu wadaa in arrintiisa la horgeeyo aqalka Senate-ka 9-ka bishan Sida lagu sheegay qoraal…