1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya: Ciidamada Uganda oo Sheegtay iney Jimcihii Dileen Ku Dhowaad 200 Al-shabaab ah Ciidamada Uganda eek a tirsan hawlgalka AMISOM ee loo yaqaano The Uganda People’s Defense Forces (UPDF) ayaa sheegay in weerar ay ku qaadeen Al-shabaab ku dileen 189 Al-shabaab ah. Isaga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaarada Ciyaaraha Jubbaland Oo Dib U Dhigtay Qabashada Doorashada Xiriirka Kubbadda Cagta Wasiirka Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Maamulka Jubaland Mudane Cusmaan Xuseen Xaaji Fayruus ayaa soo saaray warqad ay ku cadahay xiliga dhabta aha ee laqaban doono Doorashada Guddoomiyaha Xiriirka Kubbada Cagta Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Saxafi Oo La Wareegtay Ciyaaryahan Sarqaawi Kooxda Kubbadda Cagta Saxafi ee ka ciyaarta horyaalka heerka labaad ee Soomaaliya ayaa la soo wareegtay saaxiibada aad isku jecel ee kaalinta labaad keenay kooxda Galmudug ee kala ah Maxamed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Yaa Dilay Guddoomiye Dhegajuun? Qoraal kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in guddoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun lagu dilay israsaaseyn ciidan oo ka dhacday inta u dhaxeysa Isgoyska Howlwadaag iyo Isgoyska Jidka Aadan Cadde…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Dhegajuun oo Lagu Dilay Rasaas Ciidan Guddoomiyaha degmada Hodan Cabdixakiim Dhegajuun ayaa caasimadda Muqdisho lagu dhex dilay xalay saqdii dhexe. Cabdixakiim iyo ilaaladiisa ayaa la sheegay in rasaas lagu huwiyey xilli ay marayeen isgoyska Jid Mareexaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Trump oo Aqalka Cad Banneeyey, Taagerayaashiisana u Sheegay inuu Soo Noqonayo Madaxweynaha waqtigiisa dhammaaday ee Mareykanka Trump ayaa banneeyey aqalka cad saacado uun ka hor caaleemo saarka madaxweynaha la doortay John Biden. Mr. Trump oo hadlayey kahor inta aanu diyaaradda fuulin…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxay Kawada Hadleen Wasaaradda Iyo Xiriirka Kubadda Cagta Koonfur Galbeed? Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa kulan la qaatay madaxda Xiriirka kubbadda cgata Koonfur Galbeed,iyagoo kawada hadlay arrimaha horomarinta kubbadda cagta Koonfur Galbeed iyo sidii ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweynaha Iran: Trump Waxaa uu ahaa Mid Dulmi Badan Madaxweynaha Iiraan Xassan Ruuxaani ayaa sheegay in maanta ay tahay dhammaadka madaxweynaha xilka ka sii degaya ee Mareykanka, Donald Trump, isagoo ku tilmaamay Trump “Daalim”. Ruuxaani ayaa u rajeeyay madaxweynaha…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar oo Soo Jeediyey Afar Qodob oo Xal u ah Ismariwaaga Doorashada 19 maalin ayaa ka hartay muddo xileedka madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, sidaas ay tahay waxaa fashilmay dhammaan jadwaladii doorashada ee guddigii doorashada ee lagu muransanaa. Haddaba, si jawaab loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Agaasime Cumar “Galmudug Way Ku Faraxsantahay In ciyaaryahan Sarqaawi Looga Yeero Xulka Qaranka Soomaaliya” Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug mduane Cumar Cabdi Guure ayaa bogaadiyay da’daalka wanaagsan ay soo bandhigeyn xidigaha Galmudug ee kaalinta labaad ku dhameystay tartanka kubbadda cagta Maamul…