2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Dacar “Waa Shaqo Aadag Xilka La Ii Magacaabay” La Taliyaha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadir Muxidiin Xaaji (Dacar) ayaa loo magacaabay Madaxa Gobolada Xiriirka kubbadda cagyaraha Soomaaliya ee (Somali Minifootball),waxaana qoraal ka soo baxay xafiika Xiriirka kubbadda cagyaraha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaar Ka Tirsan Maamulka Garasbaaley oo Ku Dhintay Qarax Miino Ugu yaraan sadex qof ayaa ku geeriyootay qarax miino oo goordhow ka dhacay gudaha Garasbaaley oo ka taalo duleedka Muqdisho. Dadka qaraxa ku dhintay waxaa ka mid ahaa Cali Maxamed…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Heritage oo Digtay Dagaal Doorasho, Dalbatana Dhexdhexaadinta Beesha Caalamka Machadka Heritage ayaa qoray faallo la xiriirta kahortagga dagaal doorasho oo dalka ka qarxa iyada oo sheegay in haddii aan la gaarin heshiis deg-deg ah oo ku saabsan sidii loo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Agaasime Cumar Guure “Way Mahadsanyihiin Madaxda Iyo Bulshada Reer Gaalkacyo” Maamulka Degmada Gaalackyo iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa kulan soo dhaweyn ah magaalada Gaalkacyo ugu sameeyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda dhalinyarada iyo Cayaaraha Galmudug mudane Cumar Guure oo mudo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gudoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Jubbaland Oo Kulan La Qaatay Madaxa Kooxaha Jubbaland Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Jubaland Axmed Faarax Taqal (Timajilic) ayaa kulan la qaatay madaxda kooxaha Jubaland,wuxuuna u jeedka kulanka ahaa mid uu Guddomiyaha ku shaacinayo in uu yahay musharax markale u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhallinyarada Gobolka Banaadir Ee Galmudug “Waan U Mahadcelinaynaa Guddoomiye Xasan Axmed Shire” Dhalinyarada Galmudug ka soo jeeda ee degan Gobolka Banaadir ayaa kulan mahadcelin iyo dhiirigelin ah caasimada Muqdisho ugu sameeyay hogaanka Xiriirka Kubbadda Cagta Galmudug ee is badalka ku sameeyay kooxda…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Shaafi Axmed Faarax Oo Dhiirigelin U Sameeyay Ciyaartooyda Galmudug Musharrax Xildhibaan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya mudane Shaafi Axmed Faarax kana soo jeeda Galmudug ayaa kulan dhiirigelin iyo bogaadin caasimada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee kaalinta…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Madaxweynaha Oromia iyo Taliyaha Ciidanka Itoobiya oo Si Qarsoodi ah u Yimid Muqdisho Madaxweynaha kilinka Oromia iyo taliyaha guud ee ciidanka Itoobiya ayaa la sheegayaa in ay booqasho qarsoodi ah ku yimaadeen caasimadda Soomaaliya ee Muqdisho. Shimelis Abdisa iyo Major General Berhanu Jula ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Sababta Ay Mareykanka u Qarinayaan Waqtiga Ay Ka Baxayaan Soomaaliya Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya ka bixitaanka ciidamada Mareykanka ee Soomaaliya iyo sababta ay uga dib dhaceen waqtigii loo asteeyey markii hore ee 15-ka Janaayo. Pentagon-ka ayaa Jimcihii sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Bixitaanka Mareykanka, Maxay Uga Dhigan Tahay Danab iyo Hawl-galladii Socday?! Ciidama dhulka Mareykanka ee xaruntoodu aheyd deegaanka Balli-doogle, Koonfur Galbeed ayaa lagu wadaa iney guuraan bishan kadib amar uu bixiyey madaxweynaha Mareykanka Trump. Haddaba, bixitaankaasi, maxay uga dhigan tahay ciidamada…