2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Qoor-Qoor “Dhamaan Ciyaartooyda Galmudug Waa Shaqaale Rasmi Ah Oo Ka Tirsan Dowladda” Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan si heer sare ah loo soo agasimay ku Maamuusay ciyaartooyda Kooxda Galmudug ee kaalinta ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Maamulka Farmaajo oo Doorasho Ka Bilaabaya 8 Magaalo Xilli Deni iyo Madoobe Maqan yihiin Dowladda federaalka ah ayaa lagu wadaa iney guda gasho doorashada qaran ee dalka, gaar ahaan doorashada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah. Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweynaha Galmudug Oo Si Heer Sare U Maamuusay Kooxda Galmudug Ee Kaalinta Labaad Ka Gashay Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir Madaxdweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor-Qoor) ayaa kulan mahadcelin u sameeyay ciyaartooyda Galmudug ee kaalinta labaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo ay ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Ibraahim Aadan Najax “Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Waxaa Xoog Ku Haysta Hal Beel” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa sheegay in wax laga xumaado ay tahay qaabka ay u shaqeeyaan ma’suuliyeenta Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya,isagoo intaa raaciyay in bahda…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Muuse Biixi oo Sameeyey Xilka Qaadis, Bedel iyo Magacaabid Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegtooyin Madaxweyne uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey qaar ka mida masuuliyiinta xukuumaddiisa. UJEEDDO: XIL KA-QAADIS Ku: Hinda Jaamac Xirsi…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Muxidiin Dacar “Waxaan U Mahadcelinaa Tababare Axmed Tahliil” La Taliyaha Maamul Isboortiga Gobolka Banaadir Cabdiqaadr Muxiidiin Xaaji (Dacar) ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay wax qabadka wanaagsan ay 2020 soo bandhigeyn Wasaarada Ciyaaraha,Xiriirka Kubbadda Cagta iyo kooxda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Deeq “Waa Mas’uuliyad Adag In Lagaaga Yeero Xulka Qaranka” Daafaca qibrada wanaagsan ee kooxda kubbadda cagta Jubaland Maxamed Cumar Cabdi ayaa sheegay in aad ugu faraxsanahay u dheelista Xulka Qaranka Soomaaliya,ka dib markii laacib Maxamed lagu soo daray liis…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdiqaadir Dacar “Horomar Wacan Macallin Daadir Amiin” Saxiibada iyo ciyaartooydii hore Soomaaliya ayaa hambalyo dhiirigelin ah u diray macallinka Gobolka Banaadir Daadir Amiin Cali,kaas oo ku guulaystay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Farmaajo Oo Koobka Iyo Biladaha Kaalamaha Kowaad Iyo Labaad Gudoonsiiyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay Munaasabadda Xiritaanka Tartanka Kubadda Cagta ee Dowlad Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ayaa sheegay in tartankan uu kor u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Congress-ka oo Guusha Siiyey Joe Biden Congress-ka Mareykanka ayaa goordhow waxaa uu guusha siiyey madaxweynaha la doortay Joe Biden kadib markii uu fariistay. Labada aqal ee Mareykanka ayaa diiday in codadka electoral votes-ka ee Biden laga jaro kuwa…