2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Sidee Jared Kushner Ugu Guuleystay inuu Heshiis Dhex Dhigo Sacuudiga iyo Qatar? Maanta oo talaado ah waxaa lagu wadaa in heshiis gaaraan dalalka Sacuudiga iyo Qatar kadib markii uu ka shaqeeyey la taliyaha madaxweynaha Mareykanka Trump Jared Kushner. Ninkan Yuhuudiga ah ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waa Tuma Safiirka Cusub ee UK ee Soomaaliya? Kate Foster ayey boqoradda Ingiriiska usoo magacawday safiirka u fadhin doona Soomaaliya iyada oo badali doonta Ben Fender February 2021-ka. Haddaba, Waa Tuma Kate? 2018-hadda: Xafiiska ra’isul wasaaraha, ku xigeenka…
5 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin Isbar-bardhig Ah: Yaa Shaqo iyo Tayo Badnaa Baarlamaanka 10-aad iyo Midkii 9-aad?! Baarlamaanka 10-aad oo labo aqal ah, waxaa uu sameysmay iyada oo baarlamaanka federaalka ah 9-aad oo hal aqal ahaa uu qabtay shaqooyin badan, rajo weyn ayaa laga qabay iney dhameystiraan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cabdifataax Qaaje “Waxaan Finland Ugu Soo Safarnay Guusha Iyo Horomarka Galmudug” Xoghayaha Ururka Ciyaaraha iyo dhaqanka ee SOCUS ee Wadanka Finland mudane Cabdifataax Maxamed Qaaje ayaa sheegay in ay ku faraxsanyihiin wax qabadka wanaagsan ay soo bandhigeyn ciyaartootda ay ka keeneen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Xasan Shire ““Dowladda Iyo Ganacstada Reer Galmudug Waa In Ay Bixiyaan Mushaaraadka Kooxda Galmudug” Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta mudane Xasan Axmed Shire ayaa u mahadceliyay madaxda sare ee Galmudug kaalinta ay ka qaateen garab istaaga iyo dhiirigelinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdullahi “Balanqaadkii Turkiga Ee Kooxda Galmudug Waa Diyaar” Madaxda sare ee Maamul Galmudug ayaa sheegay in ay diyaar yihiin balanqaadyadii loo sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda cagta Galmudug ee booska labaad ka galay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda Ciyaaraha & Dhalinyarada Galmudug Ayaa Kulan U Mahadcelin Ah U Samaysay Ciyaartooyda Iyo Macallimiinta Galmudug Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhalinyarada Galmudug ayaa kula mahadcelin u samaysay ciyaartooyda iyo Macallimiinta kooxda Galmudug ee kaalinta labaad ka galay tartanka kubbadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020. Guddoomiyaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weerar Lagu dilay 49 Qof oo Ka Dhacay Niger Koox looga shakisan yahay iney ka tirsan yihiin Islaamiyiinta galbeedka Afrika ayaa la sheegayaa in ay dad rayid ah ku dileen dalka Niger. Sida ay qortay Reuter’s , ugu yaraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin: 2 Qof oo Midi Turki Yahay oo Ku Dhimatay Qarax Ka Dhacay Jidka Afgooye Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ah oo saaka ka dhacay wadda Afgooye gaar ahaan Kaamamka Saddex Buurood oo ah inta u dhaxeysa Calamada iyo Xaawo Cabdi. Ilo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xuseen “Waan U Mahadcelinaynaa Ciyaartooayda Koonfur Galbeed” Wasaarada Xanaanada Xoolaha Dhirta iyo Daaqa Dowladda Soomaaliya mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen ayaa bogaadiyay wax qabadka wanaagsan ay sanadkan muujiyeen kooxda Kubabdda Cagta Koonfur Galbeed ee ka qeyb gashay…