1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaartooyda Kooxda Koonfur Galbeed Oo Kulan Sagootin Ah Loogu Sameeyay Magaalada Muqsisho Wasiiradda iyo Xildhibaanada Baarlamaanka Fedraalka Soomaaliya ee deegaan doorashooda tahay Maamulka Koonfur Galbeed ayaa kulan sagootin ah Magaalada Muqdisho ugu sameeyay ciyaartooyda Koonfur Galbeed ee ku haray heerka Afar dhamaadka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yaa Guulaysan Doono Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Tartanka Maamul Goboleedyada 2020 Kooxaha Kubbadda Cagta Gobolka Banaadir iyo Galmudug ayaa markii ugu horeesay wada dheeli doono heerka ugu danbeeya tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir. Labada koox oo ka soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cali Yare Oo Balan qaad U Sameeyay Ciyaartooyda Gobolka Banaadir Guddoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Gobolka Banaadir Cali Maxamed Wardheere (Cali Yare) ayaa kulan dhiirihgelin u sameeyay ciyaartooyda kooxda Gobolka Banaadir ee soo gaartay fiinalaha tartanka Maamul Goboleedyada iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Gobolka Banaadir Ayaa Kulan Dhiirigelin Ah U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macallmiinta Gobolka,Iyagoo U Rajeeyay Guul Iyo Horomar Maamulka Isboortiga Gobolk Banaadir ayaa kulan dhiirigelin u sameeyay ciyaartooyda matalaysa Gobolka ee markii ugu horeesay soo gaartay heerka ugu danbeeya tartanka kubbadda cagta Mamaul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020.…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Fiqi “Yaa Noo Fasiri Kara Sababta Dib Loogu Dhigay Ciyaarta Fiinaalka” Wasiirka Amniga Galmudug Ahna Xildhihaan Ka Tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliiya Axmed Macallin Fiqi ayaa qoraal uu soo dhigay barahiisa bulshada kaga hadlay sababta ay u baaqatay ciyaarta Fiinaalka ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Faadum Cali “Dhammaan Ciyaartoyda Galmudug Wadanka Turkiga Ayaan Geyn doonaa” Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Galmudug Faadumo CaliCali (Faadumo Faandhe) oo ku hadleysay Magaca Madaxweynaha,Madaxweyne ku xigeenka iyo Hogaanka Baarlamaanka Galmudug ayaa Ciyaartoyda Galmudug u balan qaaday,Hadii ay ku guuleystaan…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug Oo Mahadceliyay Ciyaartooyda iyo Macallimiinta Ee Soo Gaaray Fiinaalaha Tartanka Maamul Goboleedyda Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baalrmaanka Galmudug iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlaamankaas ayaa ku dhiiri gelin iyo mahad celin u sameeyay ciyaartooyda kooxda kubbadda kooxda Galmudug ee markii ugu horeesay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaannada Federaalka ah oo Kaararkooda Aqaansiga Lagu Daray Hal Sano, Sabab? Xildhibaannada golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ayaa hal sano loogu daray kaararka aqoonsiga ee ay sitaan. Goobjoog News oo aragtay kaararkaasi, waxaa u qornaa inuu dhacayo 31/12/2021, taasi oo dhigan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Najax “Hadii Aan Jawaab Laga Bixin Wixii Ku Dhacay Kooxda Koonfurgalbeed, Kama Qeybgali Doonno Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir” Wasaarada Ciyaaraha iyo dhallinyarada Koonfur Galbeed ayaa si kulul ugu hadashay dhacdii shalay ka dhacday banaanka garoonka kubbadda cagta Eng.Yariisow,ka dib markii dhaawacyo kala duman loo geystay qaar ka mid…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gabar Sacuudi Ah oo 6 Sano Lagu Xukumay iyo Beesha Caalamka oo Cambaareysay Maxkamad Sacuudi ah ayaa ku xukuntay Lijiin Al-Hadool 5 sano iyo 8 bilood oo xarig ah, xukunkana waxaa laga jaray labo sano iyo 10 bilood oo horay u xirneyd. Warbaahinta…