1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Booliiska: Dabley Soo weerartay Saldhigga Karaan Waxay Dileen Shacab iyo Ciidan Afhayeen maanta u hadlay booliiska Soomaaliya ayaa sheegay in weerar waxa uu ku sheegay dalbay ay ka geysatay xarunta degmada Kaaraan ay ku dhinteen shacab iyo askar xarunta joogtay “shalay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Cali Maxamed Maxamuud “Sharaf Weyn Ayay Ii Tahay In Aan Idin Soo Booqdo” Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Baarlamaanka Soomaaliya Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan salaan ugu tagay ciyaartooyda iyo macallimiinta kooxda kubbadda cagta Galmudug ee ka qeyb galaysa tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbax Kale oo Lagu Diidan Yahay Farmaajo oo Ka Dhacay Muqdisho Waxaa goordhow magaalada Muqdisho ka dhacay dibadbax kale oo lagu diidan yahay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabadullahi Farmaajo. Boqolaal dad, oo sitey maryo cas cas iyo boorar lagu diidan yahay Farmaajo,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo Oo Saxiixay Xeer Dib u Dhigaya Wax Ka Bedelka Dastuurka KMG Madaxweynahe Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta saxiixay Xeer Madaxweyne oo dib u dhigaya ansixinta Wax-ka-beddelka Dastuurka Kumeel Gaarka ah maadaama la galay xilligii doorashooyinka dalka oo ay sii dhammaaneyso muddada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Baladweyn: Labo Weriye oo uu Faarax Dulyar ku Jiro oo La Xiray Waxaa saacadihii tagay lagu xiray magaalada Baladweyn ee xarunta Hiiraan labo weriye , kuwaas oo la sheegayo in loo xiray sababo kala duwan. Weriye Cabdiqaadir Faarax Dulyar ayaa la sheegaya…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Musharrax Xildhibaan Cali Maxamed Oo Kulan Dhiiri Gelin Ah La Qaatay Ciyaartooyda Kooxda Galmudug Musharrax Xildhibaane Golaha Shacabka Cali Maxamed Maxamuud ayaa kulan dhiiri gelin iyo is barasho la qaatay ciyaartooyda Galmudug ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleeyada iyo Gobolka Banaadir. Guddoomiyaha Xiriirka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Murashaxiinta Ka Ballan Qaaday Iney Dalka Ka Dhaceyso Doorasho Hufan Waxaa galabta Jazeera Hotel ku soo gaba gaboobay kulan aalada la iska arko ku dhexmaray Midawga Musharixiinta iyo Wakiilada beesha Caalamka. Kulanka ayaa diiradda lagu saarayay xaalada uu dalku marayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddiga Lagu Muransanaa oo Go’aansaday Iney Doorashada Aqalka Sare Qabtaan Kahor 6-da Janaayo Guddiga dhismihiisa lagu muransan yahay doorashooyinka ayaa maanta shaaciyey jadwal ku sheegeen iney tagay xilli rasmiga ah ee doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ay dhacayaan. Qoraal kasoo baxay ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Najax “Rajadeenu Waa Hanashada Koobka Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhalinyarada Koonfur Galbeed Ibraahim Aadan Najax ayaa u mahad celiyay taaageerayaasha kooxda kubbadda cagta Koonfur Galbeed kaalinta ay ka qaateen kulankii ay ka baiyeen xidigaha Koonfur Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hirshabelle: Baarlamaanka oo Muddada Xilheynta Hey’adaha Federaalka ah ka Dhigay 5 sano Baarlamaanka Hirshabelle ayaa maanta cod aqlabiyad ah ku ansixiyey in muddo xileedka hey’adaha dastuuriga ah laga dhigo 5 sano halkii ay ka aheyd 4 sano. Arrintan ayaa dhacday kadib kalfadhiga…