1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dejiya Xaaladda, Midowga Afrika iyo IGAD oo Ku Iney Xiriirka soo Celiyaan Ugu Baaqay Soomaaliya iyo Kenya Midowga Afrika iyo urur goboleedka IGAD ayaa waxaa uu soo jeediyey iney wada hadlaan Soomaaliya iyo Kenya si loo dhameeyo khilaafka jira, loona dejiyo xaaladda. Madaxda Midowga Afrika iyo IGAD…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Gobolka Banaadir Iyo Galmudug Oo Barbaro Ku Kala Tagay Kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galmudug ayaa daah furay tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir,waaxaana qeybta kowaad lagu kala nastay 1-0 oo ay hogaanka ku hayeen xidigaha Galmudug,waxaana u…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka IGAD: Soomaaliya oo Dalbatay in Ciidanka Kenya Laga Saaro AMISOM Waxaa aad u sii xumaanaya xiriirka Soomaaliya iyo Kenya kadib markii maanta ay warbaahinta Kenya qortay in shirkii IGAD uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ku handaday dhiggiisa Kenya in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Falanqeyn Ku Saabsan Furitaanka Tartanka Maamul Goboleedyada 2020 Iyadoo Maanta Magaalada Muqdisho ay marti gelinayso furitaanka tartanka Kubbadda cagta Maamul Goboeledyada iyo Gobolka Banaadir ayaa waxa ay Goobjoog Sports idin soo gudbinaysaa falanqeyn ku sabaasan kulanka furitaanka ee u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Oo Maanta Ka Furmaya Magaalada Muqdisho Tartanka Kubadda Cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa ka furmaya Magaalada Muqdisho,waxaana ciyaarta ugu horeesa wada dheeli doono kooxaha Gobolka Banaadir iyo Galamudug oo kuwada jira Group A,waana…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sanad Guurada 4-aad ee Imaatinkii Musharax Farmaajo ee Muqdisho, Xaaladdu Waa Sidee? Maanta oo kale 2016-kii, Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ahaa ra’isul wasaare hore iyo musharax madaxweyne ayaa ku soo noqday caasimadda Muqdisho. Farmaajo oo sanado badan fadhigiisu ahaa magaalada Nairobi, ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha Shirka Aan Caadiga Aheyn ee IGAD Ee Djibouti Waxaa maanta dalka Djibouti ka furmaya shir madaxeedka urur goboleedka IGAD, kaas oo xoogga lagu saari doonno arrimaha gobolka. Shirkan aan caadiga aheyn ee 38-aad, waxaa ajendihiisa ka mid ah…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xilidhibaan Afgooye Oo Madaxweyne Lafta Gareen Iyo Xildhibaanada Ugu Baaqay In Dhaqaalo Xoogan Lagu Bixiyo Horomarinta Iyo Guulaha Kooxda Koonfur Galbeed Tartanka Maamul Goboleedyada iyo Banaadir oo sanadkii saddexaad ay marti gelinaysa caasimada Muqdisho ayaa si weyn loo hadlayaa xiisahiisa,dhamaan kooxaha ka qeyb galaya ayaa ku sugan Magaalada Muqdisho,iyadoo koobkan ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Galkacyo: Dhimashada oo Gaartay 18 iyo Aaska Meydadka uu Ka Qeybgalay Ra’isul Wasaaraha Wararkii ugu dambeeyey ee kasoo baxa qaraxii jimcihii ka dhacay Galkacyo ayaa sheegaya in dhimashada ay korortay. Kooxda gurmadka degdega ee Galkacyo waxay arkeen dhimasho 18 ruux ah oo ay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga In Ka Badan 5 Qof Oo Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ka Dhacay Kaaran, Bariga Muqdisho Wararka ka imaanaya bariga Muqdisho ayaa sheegaya in degmada Kaaraan uu ka dhacay dagaal beeleed sababay ku dhowwaad dhimashada 10 qof oo labada dhinac ah. Dagaalkan oo la sheegay in…