1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kismaayo: Jubbaland Waxay Iska Difaaceysaa Cid Kasta oo Khal-khal iyo Degenaashiyo La’aan Waddo Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrinta Gedo ayaa sheegay wax ay ugu yeertay faragelinta iyo khal-khalka amni ee ay Dowladda Federaalka Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo ee Jubbaland…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ballan Ka Baxyada Farmaajo: Jid la Xiraayo Ma Jiraayo”, Dibadbaxyada: Halganka Meeshiisa Haka socdo! Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo markii uu murashaxa ahaa waxaa uu balanqaaday arrimo badan, waxaa ka mid ahaa inuu u arkayey in jidadka la xirayo ay u dhiganto caburinta shacabka,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF oo Sheegtay In Kenya Ay Abaabushay Maleeshiyaad Weerara Beled-Xaawo, Akhriso Qoraalka Qoraal goordhow kasoo baxay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Kenya ay dagaal ka abaabuleyso Gedo aagga Mandheera iyada oo hubeyneysa maleeshiyaad weerara magaalada Balad xaawo iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo soo Diray Markab Qaadaya Ciidamada Ka Jooga Soomaaliya Tallaabo ku tusineysa sida Mareykanka uga go’an tahay iney ciidamadiisa kala baxaan Soomaaliya, Pentagon ayaa soo diray markab weyn oo ciidamada qaada. Markabkan oo loogu yeero USS Hershel “Woody” Williams ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Wararkii ugu Dambeeyey ee Khasaaraha Ka Dhashay Qaraxa Galkacyo Ilaa 14 qof oo ay ku jiraan saraakiil ciidan ayaa lagu waramayaa iney ku dhinteen qarax ka dhacay garoonka Cabdullahi Ciise ee magaalada Galkacyo, bartamaha Soomaaliya. Saraakiisha ku dhimatay waxaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Axmed Madoobe”Ciyaaraha Maamul Goboleedyada Waxaan Karajeynaa Inay Xal U Noqdaan Buuqa Siyaasadeed” Madaxweynaha Dowlada Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada kulan sagootin ah kula qaatay Kooxda kubbadfa cagta Jubaland ee ka qaybgalaya tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020,kaas oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxd Kubbadda Cagta Elman Iyo Gacal Polyclinic Oo Kala Saxiixday Heshiis Dhanka Caafimaadka Kooxda Kubbadda Cagta Elman ayaa heshiis iskaashi oo dhinaca caafimaadka la gashay Gacal Polyclinic Center oo ka mid ah xarumaha caafimaadka ee Magaalada Muqdisho,waxaan heshiiska labada dhinac uu socon doonaa…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xildhibaan Cali Afgooye Oo Balan Qaaday Sare U Sameeyay Ciyaartooyda Iyo Macalimiinta Koonfur Galbeed Kooxda Kubbadda Cagta Koonfur Galbeed oo si wanaagsan ugu diyaar garowday tartanka Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 ayaa waxaa booqasho iyo dhiirigelin ugu tagay Cali Sheekh Cabdullahi (Cali Afgooye)…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo oo Horay Dibadbaxyada Uga Aaminsanaa Iney Yihiin “Halgan iyo Kacdoon” Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo saaka mar labaad ka hor istaagay mucaaradka iney dibadbaxaan, isla markaana ay ciidamada amniga kala ceyriyeen dadkii bannaanbaxayey waxaa uu horay inta aanu madaxweyne…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Jidadka Waaweyn Ee Muqdisho oo Xiran iyo Xaafado Qaar oo Marriinka Loo Diiday Waxaa saaka xiran jidadka waaweyn ee magaalada Muqdisho xilli laga cabsi qabo dibadbaxyo ay qabtaan mucaaradka. Ciidamada booliiska ayaa meel walba daadsan, waxaana la diiday isu socodka gaadiidka iyo xataa…