1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Turkiga oo Taageeray Guddigii Lagu Muransanaa iyo Midowga Murashaxiinta oo u Digay Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya oo qoraal soo saaray maanta ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay inuu Turkiga taageero guddigii doorashada ee lagu murasnanaa iyaga oo ugu baaqay Safiirka Turkiga ee…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xil. Salaad: Farmaajihii Xil-Jaaliyadeed Laga Qaadi waayay Miyaa mid Ka sareeya in uu Wareejiyo Laga Sugayaa?! Xildhibaan Mahad Salaad oo ka tirsan golaha shacabaka ee baarlamaanka federaalka ayaa isweydiiyey sida Farmaajo oo ah ninka hadda ah madaxweynaha Soomaaliya oo horay u diiday inuu wareejiyo xil jaaliyad…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mucaaradka oo Ku Adkeysanaya iney Dibad-baxyadu sii Socdaan iyo Wasaaradda Amniga oo Ka Digtay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlayey dibadbaxyadii dhacay talaadadii ayaa sheegay iney soo soconayaan oo weliba ay ka qeyb geli doonaan madaxda mucaaradka. Madaxweyne Xasan oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cumar Finish: Dad Ayaa Afuufaya Colaad Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo la hadlay koox dad ah ayaa sheegay dad rabshadaha bilaabay ay ahaayeen dad laga leeyaay dibadda, halka dhalinyarada qoryaha watana uu ku tilmaamay iney dhibeyso xiriirka…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo DF iyo Mucaaradka Ugu Baaqday Wada hadal iyo In Laga Waantoobo Hadal Ama Ficil Xun Beesha caalamka ayaa qoraal ay kasoo saartay xaaladda Soomaaliya waxaa ay dhinacyada kala duwan ee dowladda federaalka ah iyo mucaaradka ugu baaqday wadahal, iyada oo dhanka kale kula talisay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamuud Sayid Aadan Oo Booqday Kooxda Jubaland Madaxweyne kuxigeenka koobaad ee Maamul Goboleedka Jubbaland Ahna kusimaha Madaxweynaha Mudane Maxamuud Sayid Aadan ayaa booqday Garoonka kubbadda cagta Waamo ee Magaalada Kismaayo,halkaas oo ay tababaro ku qaadanayeen kooxda kubbadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Khasaare Ka Dhashay Dibad-baxyo Rabshado Watay oo Lagu Diidanaa Farmaajo Waxaa saaka ka dhacay qebo ka mid ah magaalada Muqdisho dibadbaxyo lagu diidanyahay siyaasadda madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Dibadbaxan oo ay soo abaabuleen mucaaradka ayaa la sheegay iney ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Ciidamo La Dhigay Jidadka Si Looga Hortago Dibadbaxyo Looga soo Horjeedo Farmaajo Waxaa saaka ciidamo badan la dhigay jidadka qeybo ka mid ah caasimadda Muqdisho iyada oo yar tahay isu socodka dadka iyo gaadiidka.C Ciidamada la daadiyey ayaa la sheegay in looga…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Xiriirka u Jartay Kenya, Akhriso Sababta Dowladda Soomaaiya ayaa waxaa ay xiriirka u jartay dalka Kenya iyada oo u yeertay dhammaa diblomaasiyiinteeda u jooga Kenya, kuwa Kenyaakana amatay iney ku baxaan muddo 7 maalmood ah oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Ka Wada Hadleen Uhuru iyo Biixi? Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta ayaa maanta xarunta aqalka madaxtooyada ee dalkaasi kulan gaar ah kula qaatay wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi. Qoraal kasoo baxay madaxtooyada Kenya oo…