1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Rooble: Waxaan Isugu Yeeri-doonnaa Kulan Dhexmara Dowladda Federaalka Ah iyo Dowlad Goboleedyada Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Rooble oo maanta ka hadlay ayaa sheegay in todobaadka soo aadan uu safar ku tagi doonno maamullada Puntland iyo Galmudug si uu hawlo halkaas ugu soo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxweyne Deni “Waxaan Idinka Sugaynaa Koobka Maamul Goboleedyada Iyon Gobolka Banaadir” Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhiirigelin ugu tegay Kooxda Kubbadda Cagta Puntland oo diyaar garowaysa tartanka kubbadda cagta Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir 2020 oo dhawaan ka furmaya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya oo Muqdisho Ka Furantay Waxaa goordhow ka furmay Muqdisho shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo madaxda qaar uga qeyb galayaan ZOOM. Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka, amniga, arrimaha bulshada,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Ajendaha iyo Madaxda Ka Hadleysa Shirka Maanta Ee Madasha Iskaashiga ee Soomaaliya Waxaa maanta lagu wadaa in caasimadda Muqdisho lagu qabto shirka madasha iskaashiga caalamka ee Soomaaliya(Somalia Partnership Forum), iyada oo u dhacayo qaabka Zoomka. Shirka ayaa looga hadlayaa nabadda, doorashada, dastuurka,…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kooxaha Jihaadiga Ah oo Dad Badan Ku Dilay Qeybo Ka Mid Ah Afrika Xilli Trump uu Ka Qaadanayo Ciidamadiisa Soomaaliya Kadib amarka madaxweyne Trump uu ku sheegay inuu ciidamadiisa kala baxayo Soomaaliya ayaa waxaa ay keentay walaac laga qabo xoogeysiga kooxaha islaamiyiinta ah ee kasoo horjeeda dowladda federaalka ah. Wararka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Salaad Shiino “Wasiir Xamse Saciid Way Ka Go’antahay Horomarinta Isboortiga Soomaaliya” Tan iyo markii bishii October 2020 Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya loo magacaabay mudane Xamse Saciid Xamse,waxaa bahda isboortiga dalka ay soo dhaweeyeen Wasiir Xamse iyo saxiibadiisa Wasaaradda,iyagoo sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Soomaaliya oo Dalbatay in La Baabi’iyo La Dagaalanka Burcad Badeedda Xilli Labo Doon La Badbaadiyey Golaha ammaanka ee qaramada midoobey ayaa jimcihii waxaa uu soo saaray qaraar muddo hal sano ah loogu kordhiyey hey’addaha ama guddiga qaabilsan ladagaalanka burcad badeedda, inkasta oo uu golaha leeyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xog: Shirka Turkiga iyo Magacyada Shirkadaha Laga Cabsiqabo in Lasiiyo Rukhsado Midowga murashaxiinta madaxtiinimada Soomaaliya ayaa qoraal ay sabtidii soo saareen waxay walaac ka muujiyeen iskudeyga wasaaradda Batroolka iyo Macdanta ay ku dhiiratay iney bixiso ruqsadaha baarista Shidaalka, iyagooo ku tilmaamay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Midowga Murashaxiinta oo Laaley Doorashada Guddiga Lagu Muransanyahay, Una Digay Farmaajo Midowga murashaxiinta ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay doorashada guddoonka guddiga lagu muransanyahay ee doorashada dadban, kaas oo ay horay u magacawday dowladda federaalka ah. Qoraal kasoo baxay murashaxiinta ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Guddoomiyaha Guddiga Lagu Muransanyahay ee Doorashooyinka Heer Federaal Guddiga Doorashooyinka lagu muransan yahay ee Heer Federaal oo Doortay Guddoomiye Iyo Guddoomiye Ku Xigeen iyaga oo aan haysan guntankii sharciga ahaa. Haddaba, Waa Kuma Guddoomiyaha Cusub: Maxamed Xasan Maxamed…