1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gobolka Banaadir oo Dadka Dhaleeceeyey Hadalkii Guddoomiyaha Ku Tilmaamay Kuwa u Shaqeeyo Shisheeye Qoraal baaq ah oo oo kasoo baxay gobolka Banaadir ayaa lagu sheegay in murashaxiinta ay fasiraad qaldan ka bixiyeen qoraalka guddoomiyaha, taasi ay tahay iney u adeegayaan dano shisheeye. Qoraalkan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Macalin Dilaa Ahaa oo La Dilay Maxkamadda ciidamada qalabka sida ayaa saaka xukun dil ah ku fulisay macalin dilaa ahaa oo ka tirsan Al-shabaab waa Maxamed Xaaji “Ilkacase” iyo rag kale Axmed Maxamed Haashim iyo Saalim…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Crisis Group: 40,000 oo Tigrey Ah Ayaa Qaxay, Dil Waa Socdaa, Abiy-na Wada Hadal Ma Ogola Sida ay qortay hey’adda Crisis Group, dhibaato banii’aadnimo oo aad u xun ayaa ka jirta Mekelle, caasimadda gobolka Tigreyga. Dhibaatada ayaa ka dhalatay isku dhaca labo ciidan oo muddo is…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Shariif oo Baydhabo Kula Kulmay Odeyaasha Dhaqanka Guddoomiyaha midowga musharrixiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo todobaadkan booqasho ku jooga magaalada Baydhabo ee xarunta Koonfur Galbeed ayaa kulan la yeeshay odeyaasha dhaqanka. Mudane Shariif oo sidoo kale fadhiga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muqdisho: Qaraxii 2-aad oo Dhacay 12 Saac Gudaheed, Akhriso Khasaaraha Caasimadda Muqdisho waxaa 12-kii saac ee lasoo dhaafay ka dhacay labo qarax xilli dalka uu ku jiro xaalad doorasho. Saaka, qarax ka dhacay Xamarweyne, waxay wararku sheegayaan iney ku dhaawacmeen…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasaaradda Cayaaraha Oo shaacisay Xilliga Uu Bilaabanayo Tartanka Maamul Goboleedyada Iyo Gobolka Banaadir Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya ayaa loo diray dhamaan Maamul Goboleedyada iyo Gobolka Banaadir ee ka qeyb galaya tartanka Maamul Goboleedyada 2020,waxaan qoraalka lagu sheegay in…
6 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warmurtiyeedka Shirka Murashaxiinta: Hala kala diro Guddiyada Doorashooyinka, Gedo loo Daayo Jubbaland Waxaa goordhow magaalada Muqdisho lagu soo saaray war murtiyeedka shiraka Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah. Waxaa uu u qornaa sidan: Shirka wadatashiga murashaxiinta madaxtinnimada Dowladda Federaalka ah oo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiye Senator Abshir: Farmaajo Laguma Aamini karo Nidaamka Doorasho ee Dalka Guddoomiyaha 1-aad ee aqalka sare Senator Abshir Maxamed Axmed oo shalay ka qeyb galay shirka ay Muqdisho ku leeyihiin murashaxiinta madaxtinnimada Soomaaliya ayaa sheegay in Farmaajo iyo kooxdiisa aan lagu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wasiir Xamse “Waxaan U Baahanahay Wada Shaqeyn” Wasiirka Ciyaaraha iyo dhallinyarada Soomaaliya mudane Xamse Saciid Xamse ayaa sheegay tan iyo markii uu la wareegay xafiiska Wasaarada ay bahda isboortiga ugu soo hambalyayeen magacaabistiisa,isagoo intaa ku daray in…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Beesha Caalamka oo Ku Biirtay Shirka Murashaxiinta, Maxay Balanqaadeen? Shirka murashaxiinta madaxtinnimada uga socda Jaziira waxaa muuqato in aan loo kala harin kadib markii saacadihii tagay ay ku biireen xubno ka tirsan beesha caalamka. ilo ku dhow shirka oo…