2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Xukuumadda Farmaajo oo Keeni La’ Xisaab xirka $1 billion ayaa kusii dari doonta $671.8 million Xilli xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya laga sugayo xisaab xirka miisaaniyado dhan $1 billion oo ah miisaaniyaddii saddexdii sano ee la soo dhaafay ayaa hadana waxaa ay khamiistii ansixisay miisaaniyadda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga UN-ka: Al-shabaab Waxay Adeegsataa Hoobiyeyaal Lagu Sameeyey Waqooyiga Kuuriya Khubaro ka tirsan UN-ka oo warbixin hordhigay golaha ammaanka ee golahan ayaa ku sheegay in Al-shabaab ay ku duqeeyeen xarunta UN-ka ee Muqdisho hoobiyeyaal lagu sameeyey waqooyiga Kuuriya. Khubarada ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Som United Oo Casuuntay Laacib Yoonis Faarax Kooxda kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka Afaraad ee dalka Sweden ayaa casuuntay xidigaha kala ah Mustafa Nakuuja iyo laacib Yoonis Faarax oo ka mid ah xidigaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirka Golaha Wasiirrada oo lagu ansixiyey Miisaaniyadda 2021 Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb ka tahay qarashka doorashada iyo sharci ahaanta dhammaan go’aammadii ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Rooble oo Danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay xoojinta taageerada ay siiyaan shacabka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya Danjire Mehmet Yilmaz ayaa adkeeyey xiriirka walaaltinimo ee ka dhaxeya labada…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka oo dhagax-dhigay dib-u-dhiska Guriga Hooyooyinka ee Baxsan. Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa dhagax-dhigay dib-u-dhiska guriga Hooyooyinka ee loogu magac daray fannaanadii Qaran ee Seynab Xaaji Cali Baxsan oo door weyn…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xamsa Saciid Xamsa “Isboortiga Malahan Shaqsiyaad Gaar Ah” Wasiir Ciyaaraha & Dhalinyarada Soomaaliya Xamsa Saciid Xamsa oo 28-October 2020 la wareegay xilka wasaarada horayna u ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka ayaa sheegay in uu aad ugu faraxsanyahay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaahira: Madaxweyne Xasan oo Xarunta Al-Ahram Uga Hadlay Siyaasadda Gobolka iyo Sida Carabta iyo Dariska Isku Kaashan Karaan Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo haatan ku suagan dalka Masar ayaa warbixin la xiriirta xaaladda dalka iyo midda gobolka waxaa uu ka jeediyey xarunta taariikhiga ah ee…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Isku Aadka AFCON U20 iyo AFCON U17 Oo La Sameeyay Arbacadii la soo dhaafay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya waxaa lagu sameeyay isku aadka isreebreebka AFCON U20 iyo AFCON U17 ee CECAFA. Ciyaaraha isreebreebka AFCON U-20 waxaa lagu qaban doonaa…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Yoonis Faarax Oo Lagu Soo Dhaweeyay Dalka Sweden Laacibka Xulka Qaranka Soomaaliya Yoonis Cabdirisaaq Faarax ayaa gaaray magaalada Stockholm ee dalka Sweden,waxaan si weyn halkaa ugu soo dhaweyay qaar ka mid ah bahda isboortiga iyo laacibiintii Xulka Qaranka…