7 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Gurbiye: Siyaad Barre, Afgambi Ayuu Xukunka Ku Qabsaday, Isna Waa La Afgambiyey! 51 sano ayaa ka soo wareegatay inqilaabkii aan dhiigga ku daadan ee October 21, 1969-kii, Siyaad Barre iyo ciidamo ka amar qaata ayaa dalka xoog ku qabsaday maalmo kadib markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dib u dhac Ku Yimid Jadwalka Doorashada, Lama Magacaabin Guddigii Labada Heer Waxaa uu dib u dhac ku yimid hirgelinta nidaamka doorasho ee lagu heshiiyey sanadkan 2020/2021 kadib markii lagu guuldareystay magacaabista guddiga doorashada xilligii loogu talo-galay. Sida ku qorneyd lifaqa 2-aad…
2 daqiiqo Sheeko:War 21 Oktoobar, Ma Maalin Qaran mise Maalin koox u gaara? Oktoobar tirsiimo ahaan waa bisha 10aad ee 12sanadka miilaadiga ee 12bilood ka kooban. Waa maalin ka duwan maalmaha xoriyadda ee la wayneeyo, waa maalin waynaynteedu xilli bilaabatay xillina dhamaatey. Ciidamadii…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Farmaajo, Ma Ciribtiray Xulafadii Xasan Kheyre ee Golaha Wasiirrada? Waxaa fiidnimadii Isniinta lagu dhawaaqay xukuumaddii ra’isul wasaaraha cusub ee Maxamed Rooble, isbadal badan oo xagga beelaha ma dhicin marka la eego nidaamka wax qeybsiga 4.5. Beesha Hawiye marka laga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Iney Ciidamadeenna Kasoo Baxaan Soomaaliya Waxaa Xadidaya Heshiisyada UNka Dalka Kenya ayaa sheegay in ka bixitaanka ciidamadooda ee Soomaaliya aaney shaqo ku laheyn rabitaanka Nairobi ama Muqdisho balse ay xadideyso heshiisyada caalamiga ah ee ay Kenya saxiixday. Guud ahaan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ganacsade Abuukar Caddaan oo Lala Baxay, Wiilkiisa Ayaa Horay u Xirnaa Wararka ayaa sheegaya in hey’adda nabad sugidda ay xalay gurigiisa kala baxeen ganacsade Abuukar Xaaji Caddaan kadib markii uu sheegay taageeradiisa Al-shabaab. Ganacsadahan oo wareysi siiyey idaacad maxali ah ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qaramada Midoobey: Al-shabaab Sanadkii $3 Milyan oo Canshuur Ah Ayey Ka Qaadaan Dekadda Warbixin ay soo saareen khubaro ka tirsan qaramada midoobey ayaa lagu sheegay in xarakada Al-shabaab ay $3 milyan oo canshuur ah sanadkii ka hesho dekadda magaalada Muqdisho. Warbixin oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Internet-ka Soomaaliya oo Cillad Heshay Internet-ka guud laga adeegsado koonfurta iyo bartamaha Soomaaliya ayaa la sheegayaa iney cild heysato, iyada oo la filayo in la hagaajiyo saacadaha soo socda. Shirkadda Hormuud ayaa qoraal ay macaamiisheeda…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Fact Check: Xarunta NEOC Ee uu Maanta Rooble Dhagax Dhigay, Sanadkii Hore Kheyre Ayaaba Sameeyey Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Mohamad Hussein Rooble ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha {Xarunta Howlgallada Degdegga ah ee Qaranka} ama National Emergency Operations center(NEOC) oo ah xarun uu sanad kahor dhagax dhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Qaramada Midoobey Ka Tiri 3 Sano Kadib Qaraxii Zoobe? Munaasabadda sanad-guurada saddexaad ee ka soo wareegtay qaraxii ismiidaaminta ahaa ee 14kii Oktoobar 2017 ka dhacay magaalo madaxda Soomaaliya ee Muqdisho, Qaramada Midoobay ayaa arbacadii waxaa ay xustay dhibbanayaashii iyo…