1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka Federaalka Ah oo Maanta Ansixiyey Heshiiska Doorasho Dadban Xidhibaannada labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey heshiis siyaasadeed oo dhigaya doorasho dadban in dalku aado 2020/2021 Codeyn ay sameeyeen waxaana heshiiska ogolaatay 252 xildhibaan, halka ay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mooshin Ka Dhan Kenya oo Hadda Looga Doodayo Baarlamaanka Federaalka ah Waxaa hadda fadhiga baarlamaanka ka socda doodda mooshin ka dhan ah dalka Kenya iyo xasuuqa ay wado gudaha Soomaaliya gaar ah xadka Gedo. Qeyb yar oo ka mid ah xildhibaannada…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirro: Dibadbaxyo Looga Soo Horjeedo Kenya oo Ka Socda 7-bada Degmo ee Gedo Waxaa dibadbaxyo ka socdaan degmooyin ka mid ah gobolka Gedo, arrintan oo looga soo horjeedo dilal ay dorraad geysteen ciidamada ladagaalanka argigixisada ee Kenya. Wariyeyaal ku sugan Gedo oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dibadbaxyo Ka Socda Gedo Xilli Baarlamaanka Soomaaliya Anisixinayo Heshiis Doorasho Waxaa dibadbaxyo ka socdaan degmooyin ka mid ah gobolka Gedo, arrintan oo looga soo horjeedo dilal ay dorraad geysteen ciidamada ladagaalanka argigixisada ee Kenya. Wariyeyaal ku sugan Gedo oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baarlamaanka oo Sabtida u Ballansan Ansixinta Heshiiska Doorashada Xildhibaannada 2021 Tallaabo ka dhalatay isafgardkii dhexmaray labada aqal ee baarlamaanka federaalka ah, waxaa berri oo sabti ah lagu wadaa in baarlamaanka oo wadajira la horkeeno heshiiska ay madaxdu ku gaareen arrimaha…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 6 Qodob oo Lagu Durayo Sharci Ahaanta Xeer Nidaamiye Ku Saabsan Ajuurooyinka Maxkamadaha Sii hayaha Wasaaradda Maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ayaa September 2, 2020 waxa uu soo saaray Xeer Nidaamiye ku saabsan ajuurooyinka maxkamadaha kaas oo sumaddiisu tahay (Xeer Lr.0217092020), laguna nidaaminaya Ajuurooyinka iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga CeelCade: Ciidamada Kenya oo Dilay Dad Shacab Ah Ciidamada Kenya ayaa la sheegayaa iney dad Soomaali ah ku dileen Ceelcadde oo taala koonfur galbeed ee gobolka Gedo. Wararka ka imaanaya deegaankaas ayaa sheegaa hal qof uu ku dhintay…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Ra’isul wasaare Maxamed Rooble oo La Ansixiyey, Codsi Kale Ayuu Diray Ra’isul wasaaraha uu dhowaan magacaabay madaxweyne Farmaajo ee Maxamed Rooble ayaa maanta helay codka kalsoonida iyada oo golaha shacabka ay siiyeen 215 cod oo inta hoolka joogtay, ma jirin cid…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Stadium Muqdisho Oo Lagu Sameeyay Qiimeyn Ah In Lagu Qaban Kari Tartamo Caalimi Ah Waxaa heer gabo gabo ah maray dib u dhiska qeybta kubbadda cagta garoonka Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya ciidama Amisom kala wareegtay bishii August 2018,waxaana labadii sano la soo…
4 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Farmaajo iyo Xukuumaddii Kheyre oo Laga sugayo Xisaabxirka In Ka Badan $1 billion In kasta oo madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo, ra’isul wasaarihiisii Xasan Kheyre iyo wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan Beyle ay shacabka Soomaaliyeed u sheegayeen isla xisaabtan, ladagaalanka musuqa iyo hufnaan hadana waxaa laga…