1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Qoorqoor oo Weli Isticmaalaya Magaca Dhuusamareeb, Aaway Samareeb? Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo ka hor hadlayey maanta golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah ayaa lagu arkay in weli uu isticmaalayo magaca Dhuusamareeb.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Cidda Ay Madasha Xisbiayada Qaran Ku Sheegeen Kali-talisnimo Madasha xisbiyada qaran ayaa keligii talisnimo ku sheegay in dalka uu xukuumad la’aan ahaado in ka badan 50 maalin. Qoraal kasoo baxay madasha ayaa lagu sheegay “Madashu waxay u aragtaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Maxay Tahay in Madaxweyne Qoorqoor Kala Hadlo Aqalka Sare, Baarlamaanka Federaalka ah Madaxweynaha Dowlad goboleedka Gamudug Axmed Kaariye Qoorqoor ayaa maanta hotagaya golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka ah isaga oo hordhigi doono xaaladda dalka, shirarka socda, shaqada xukuumadiisa, federaaleynta, amniga, dhaqaalaha…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kooxda Dowladda Hoose Ee Muqdisho City Club Oo Safar U Ah Puntland Naadiga Dowladda Hoose ee Muqdisho City Club ayaa safar u ah magaalada Garowe ee maamulka Puntland waxayna halkaas ku yeelan doonaan kulamo saaxiibtinimo ay u qorsheeyeen Xiriirka Kubbadda Cagta Puntland,Muqdisho City…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweynaha Galmudug oo maanta hortagaya Golaha Aqalka Sare ee Barlamaanka Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa maanta oo Talaada ah hortagaya Golaha aqalka sare ee Barlamaanka Soomaaliya. Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa ku war-geliyay Senatorada in…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Guddoomiye Cabdi Xaashi oo Kulan La Qaatay Mas’uuliyiin Ka Tirsan Madasha Xisbiyada Qaran Guddoomiyaha golaha aqalka sare ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya Senator Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa maanta magaalada Muqdisho kulan kula yeeshay hoggaanka madasha xisbiyada qaran, kulanka ayaa ka dhacay hoyga Madaxweynihii hore…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Qodobbada iyo Heshiiska Waxbarasho Ee Soomaaliya iyo Turkiga Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta akhrinta 1-aad marsiiyey heshiiska waxbarasho ee dhexmaray dalalka Soomaaliya iyo Turkiga. Haddaba, Cabdicaziz Axmed Gurbiye ayaa soo akhriyey qodobbada uu ka kooban…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Maalinta 2-aad Galay, Maxaa La Isku Hayaa? Waxaa maalintii 2-aad galaya shirkii ka socday Villa Somalia ee u dhaxeeyey dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada. Shirkan oo ay u dhan yihiin madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo, Madaxweyneyaasha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Hawlgal Ay Sameeyeen Xoogga Dalka oo Lagu Dilay Rag Ka Tirsan Al-shabaab Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa la sheegayaa in howlgal ay ka fuliyeen gobolka Bay ay ku dileen labo ka tirsan Al-shabaab. Howlgalka oo ka dhacay meel 45 KM dhanka Galbeed…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Shirkii Farmaajo iyo Dowlad Goboleedyada oo Furmay Waxaa goordhow xarunta Villa Somalia ka furmay shirkii arrimaha doorashada ee dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedka. Shirka oo 3 jeer horay u baaqday ayaa la sheegayaa iney u dhan…