3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga DF iyo QM oo Hadal Kasoo Saaray Bedqabka Shaqaalaha Gargaarka Maalinta Caalamiga ah ee Samafalka awgeed, Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Qaramada Midoobay waxay ku baaqayaan in laga qayb qaato bedqabka shaqaalaha gargaarka ee ku howlan badbaadinta dadka Soomaaliyeed ee tabaaleysan.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo:-Mowqifka Madasha Xisbiyada Qaran Ee Shirka Dhuusamareeb (3) Madasha xisbiyada qaran oo maanta qoraal soo saaray ayaa sheegay in guddiga farsamo ee shirka Dhuusamareeb3 ay ka been abuurteen isla markaana uusan jirin kulan dhex maray labada dhinac. Halkan…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka oo daadajineysa hab-dhismeedka kasii diga Musiibooyinka heer Maamul Gobaleed Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka DFS ayaa agab loogu tala galay xarunta ka digista halis-wadareedka ku wareejisay Hey’adda Gargaarka iyo Maareyta Musiibooyinka Dowladd-Gobaleedka Puntland Agabkan oo loogu tala-galay in lagu…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Aqoonyahanno iyo Axzaab: Heshiiska Dhuusamareeb 3 Looma Baahna In Lagula Soo Noqdo Golaha Shacabka Aqoonyahanno iyo axsaab kala duwan oo la hadlay Goobjoog News ayaa meesha ka saaray baahida loo qabo horkeenista goleyaasha sharci dejinta ee federaalka ah heshiiska doorashada ee Dhuusamareeb 3, iyaga oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir Oo Shaaciyay Xiliga La Qabanayo Tartanka Kubbadda Cagta Degmooyinka Maamulka Isboortiga Gobolka Banaadir ayaa xarunta degmada Wadajir ku qabtay shir looga hadlayay qabashada tartanka kubbadda Cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir 2020-2021 iyo qorshayaashii her geliyay sanadkii la soo dhaafay 2019.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland Oo War Kasoo Saartay Shirka Dhuusamareeb 3 Maamulka Jubbaland ayaa war kasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, kaas oo lagu ballansanaa in markale Dowladda federaalka iyo Maamu goboleedyadu ku jaangooyaan nuuca doorasho ee dalka ka dhici karta, waxaana qoraal…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xisbiga Horumarka Shacabka Oo War Saxaafadeed Ka Soo Saaray Marxalada Kala-guurka Ah Ee Dalka War-saxaafadeed ka soo baxay Xisbiga Hormarka Shacabka ayaa looga hadlay xaalada guud ahaan xiligan uu marayo dalka iyo sida loogu gudbi karo marxalada kala guurka . “Xisbiga Hormarka Shacabka waxa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sii Hayaha Ra’iisul Wasaaraha Oo Laamaha Amniga Faray In Baaritaan Rasmi Ah Lagu Sameeyo Weerarkii Argagaxiso Ee Ka Dhacay Muqdisho Sii hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mahdi Maxamed Guuled ayaa maanta kulan la qaatay laamaha amniga dalka. Kulanka oo looga hadlay adkeynta amniga dalka, ayaa Mudane Mahdi Guuleed waxuu laamaha amniga…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Goofgaduud: Al-shabaab oo Askari Meyd Ah u Adeegsaday Dilka Saraakiil Tiro lix qof ka badan ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen halka shan kale ku dhaawacmeen weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay deegaanka Goofgaduud ee gobolka Bay. Qaraxa oo dhacay…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Madaxda Isboortiga Degmada Beledweyne Oo U Mahadceliyay Taageerayaasha Kooxaha Kubbadda Cagta Waxaa hakad la giliyay tartankii kubadda cagta ee ka socday Garoonka Laqanyo Stadium kaasi oo aay qabsoomiddiisa iska kaashanayeen Ururka kubadda cagta degmada Beledweyne oo kaashanaya kan gobolka Hiiraan,loona qabtay 8-naadi…