3 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Falcelin Rajo Xummo Ah oo Madax Badani Ka Bixiyeen Khudbaddii Farmaajo ee Golaha Shacabka Mas’uuliyiin badan oo heer dowlad goboleed, heer axsaab ama aqoonyahan intaba waa ka falceliyeen khubaddii madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo uu ka jeediyey golaha shacabka iyaga oo ka muujiyey niyad…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka sare: Madaxweynaha Waxaa uu si Layaab leh ugu Xadgudbay Dastuurka Khudbaddan hoose waxaa goordhow golaha aqalka sare ka jeediyey guddoomiyaha golahaas Cabdi Xaashi, waxaa qoray Cabdicasis Gurbiye, Akhriso: Khudbadda Guddoomiyaha Aqalka Sare: Hadaljeedinta madaxweynaha waxaa uu ku saleeyey waajibaadka madaxweynaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Guddoomiya Aqalka Sare Oo sheegay In Madaxwayne Farmaajo Uu Ku Xad gudbay Dastuurka Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa sheegay in Madaxwayne Farmaajo uu ku xad gudbay Daturka,kadib khudbadii Madaxweynaha Soomaaliya Cabdullahi Farmaajo uu ka hor jeediyay Xildhibaanada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxwaynaha Puntland Oo Ka Soo Laabtay Safar Uu Jabuuti Ku Tagey. Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhoweyto ka ambabaxay Jabuuti iyagoo kusii jeeda Caasimada Maamul Goboleedka Puntland ee Garoowe. Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa waxaa sagootin loogu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tartan Kubbadda Cagta Ah Oo Loo Furay Kooxaha Magaalada Baladweyne Tartan kubadda cagta ah oo aay ka qeyb galayaan 8-koox oo ka kala socda Afarta xaafad ee magaalada Beledweyne ayeey ka furmay Garoonka kubadda cagta ee Laqanyo Stadium. Guddoomiyaha Ururka…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madaxweyne Lafta-gareen oo Gaaray Dhuusamareeb Waxaa goordhow magaalada Dhuusamareeb gaaray ee xarunta Galmudug gaaray madaxweynaha koonfur galbeed Cabdicasis Laftagareen si uu uga qeybgalo shirka Dhuusamareeb 3. Shirkan oo lagu waday inuu maanta furmo ayaa waxaa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Dhuusamareeb 3 oo Qaban-qaabadiisu Dhameystirantay, Akhriso Filashada Wararka ay heleyso Goobjoog News ayaa sheegaya in haatan ay soo dhameystirantay qabanqaabada shirka Dhuusamareeb 3 iyada oo wufuudda heer federaal iyo kuwa dowlad goboleedyada ay intaba xirxirteen boorsooyinka, kuna…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cusmaan Carfaaye “Waxaan Xafiiska U Baneeyay Bahda Isboortiga Degmada Dherkenley” Guddoomiyihii hore isboortiga Degmada Dharkenlay Cusmaan Carfaaye ayaa ka tagay shaqadii ku hayay demada, wuxuuna sababaha ugu weyn uu ugu tagay shaqada ku sheegay in doonayo in fursad la siiyo…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Cabis Weyn Oo Laga Qabo Fatahaad Beledweyne Iyo Jowhar Roobab ka da’aya Buuralayda Itoobiya, ayaa sababay in uu soo buuxsamo Wabiga shabeelle, taa oo sare u qaadday cabsida laga qabo in uu Webiga sameeyo fatahaado. Degmooyinka Beledweyn iyo Jowhar…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) Oo Ku Laabtay Galmudug Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa dib ugu soo laabtay Caasimadda Galmudug ee Dhuusamareeb,kaddib socdaal hawleed qaatay mudo labo usbuuc ah. Wefdiga Madaxweynaha waxaa garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur kusoo…