1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi:- Maxay Puntland Uga Dhigan Tahay Hergalinta Nidaamka Xisbiyada ? Yacquub Maxamed Cabdalla oo Xoghayaha ku meel gaarka ee Urur Siyasadeeka Kaah,sidoo kalane ah falanqeeye arimaha siyaasada Puntland ayaa Goobjoog ugu waramay nidaamka xisbiyada ee Puntland 18 Luulyo 2020- Madaxweynaha Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Xasan Kheyre Oo Amray $500,000 Dollar In Lagu Bixiyo Fatahaada Degmada Afgooye Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre ayaa faray wasaaradda maaliyadda in si deg deg ah loo bixiyo $500,000 (Shan Boqol oo Kun Oo Doollar) oo xukuumaddu ay u qorsheysay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Golaha Shacabka oo Ansixiyey Wax Kabedelka Sharciga Xisbiyada Golaha shacabka ee Baarlamaanka federaalka ah ayaa maanta ansixiyey wax bedelka sharciga xisbiyasada siyaasadda ee Soomaaliya. Codeyntii dhacday waxaa ay noqotay: 137 oo ogolaatay halka 3 ay diideen, waxaana ka…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ma Ogtahay In Xulka Brazil Loo Diiday In Ay Yimaadaan Soomaaliya? Ogow Sababta Cabdullahi Maxamed (Cabdullahi Buurane) oo ka mid ah qorayaasha Isboorti dalka sidoo kalane ah macallin kubbadda cagta ayaa bahda ciyaaraha la wadaagay taariikh weyn uu Soomaaliya ka luntay,taas oo aheyd…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Imtixaanka Shahaadiga oo Lasoo Gabagabeynayo Waxaa maanta la soo gaba-gabeynayaa imtixaanka shahaadiga ah ee form 4 ee ka socday guud ahaan dalka Soomaaliya. Imtixaankan oo ay qaadeysay wasaaradda waxbarashada ee dowladda federaalka ah ayaa la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Villa Somalia Oo Ku Adkeysaneysa Doorasho “Qof iyo Cod” Ah Wararka aan ka heleyno magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug ayaa sheegaya in Villa Somalia ay weli ku adkeysaneyso doorasho qof iyo cod ah iney ka dhacdo Soomaaliya 2020/2021-ka. Halkan Ka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi:- Xuseen Macallin Oo Faah Faahin Ka Baxiyay Warbixintii Ka Soo Baxday Machadka Hiraal Xuseen Macallin Maxamuud oo ah agaasimaha Machadka Hiraal oo wax ka qora arrimaha amniga fadhigiisuna yahay magaalada Muqdisho ayaa qoraal uu soo saray 18-July 2020 waxaa lagu sheegay inuu jiro hoos u…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddigii Abaabulka Tartankii Lagu Maamusayay Laacib Uureey Ayaa Abaal Mariyay Kooxihii Kaalmaha Horey Galay Guddigii soo qaban qaabiyay tartankii lagu maamusyay laacib Maxamed Xaaji Adam (Uurey) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay munaasabada lagu soo xereyay laguna abaal marinayay kooxihii kalaamaha hore ka galay tartanka…
1 daqiiqo Sheeko:War Xasan Sheekh Maxamuud “Shaqooyin Badan Oo Aheyd In Laga Qabto Arimaha Doorashooyinka Waa La Dayacay” Madaxweynihii Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay shaqooyin badan oo aheyd in laga qabto arimaha doorashooyinka 2021 in la dayacay,isagoo sheegay in Madasha Xisbiyada Qaran ay…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin :- Aqoonyahano Sheegay In Madaxweyne Farmaajo Mag-dhaw Uu Siiyo Weriye Cabdicasiis Gurbiye Markii seddaxaad ayaa todobaadkan loo balansan yahay in Weriye Cabdicasiis Gurbiye uu hortago Maxkamada gobolka Banaaadir, halkaas oo ay ka socoto dacwada Weriyaha. Dacwadan oo dabada ay ka riixayso Madaxtooyda…