1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Hey’ado Badan ayaa Naga Caawinaya Kasoo Kabashada Dhaqaale Ahaan ee Covid 19 Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa xalay qaab muuqaal ah uga qeybgalay shirka IGAD ee looga hadlayey arrinta Koonfurta Suudaan ayaa sheegay in marka la eego dhbaatada dhaqaale ee qaarad…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Ra’iisul Wasaare Kheyre Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka tirsan golayaasha Dowladda Federaalka ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. U jeedka safarka Ra’iisul wasaaraha ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Cali Jayte “Waa Nasiib daro In Garoon Ay Degan Yihiin AMISOM Laga Waayo Dab-damis” Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cusmaan “Waa Nasiib daro in Garoonka oo ay degan yihiin AMISOM laga waayo dab-damis lagu damiyo diyaaradii ku gubatay Garoonka ” Halkan Ka Daawo Guddoomiye…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin:-Maxkamadda Gobolka Banaadir Oo Laashey Ishor Istaaggii Qareennada Cabdicasiis Axmed Gurbiye Maxkamadda gobolka Banaadir ee qaadeysa dacwada tifaftiraha guud ee Goobjoog Cabdicasis Gurbiye ayaa fadhigeeda maanta waxaa ay ka jawaabtay ishor istaaggii qareennada weriyaha ay sameeyeen talaadadii hore. Garsooraha Maxkamada gobolka Banaadir ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi Ku Saabsan Diyaaradii Ku Soo Dhacday Baladweyne Waraysi-Maareeyaha Garoonka Beledwayne Odawaa Xuseen Jaamac oo Goobjoog kala hadlay sida loo badbaadiyay shaqaallihii saarnaa diyaarad ku burburtay Garoonka Beledwayne Halkan Ka Daawo Waraysi Ku Saabsan Xogta Diyaaradii Soo Dhacday…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Shariif Abayle “Baahi Weyn Ayay Qabaan Ciyaartooyda Marka” Shariif Maxamed Abayle oo ah ciyaarahan ugu soo dheelay maagalada Marko iyo Xulka Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in ciyaaartooyda Marka ay haysto garoomo xumo,loona baahanyahay in la caawiyo,isagoo Xiriirka kubbadda…
4 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Ujeedka (Villa Soomaaliya) Ay Ka Leedahay Dacwadda Wariye “Gurbiye” Oo Dhibane U Ah Siyaasad Gurracan Maanta oo ay taariikhdu tahay 14, bisha Luuliyo, waxaa maxkamadda Gobolka Banaadir looga ballansan yahay dacwadda Wariye Cabdicasiis Axmed ‘Gurbiye’ oo ah Tifaftiraha guud iyo agaasime ku-xigeenka Goobjoog Media Group.…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Golaha Aqalka Oo Soo Dhaweeyay War Murtiyeedka Ka Soo Baxay Shirka Dhuusamareeb Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug intii u dhaxaysay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Weriye Gurbiye Oo Wajahaya Dacwad Uu Garwadeen Ka yahay Madaxweyne Farmaajo Berri oo talaado ah, 14-ka bisha xuriyadda ee Luuyo, waxaa mar kale maxkamadda gobolka Banaadir hortagi-doonna tifaftiraha guud ee Goobjoog iyo agaasime ku-xigeenkeeda Cabdicasis Gurbiye. Halkan Ka Aqriso Weiye Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Daawo: Warmurtiyeedkii Ka Soo Baxay Shirka Madaxda Maamul Goboleedyada Ee Dhuusamareeb Shir labo maalin xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb uga socday madaxweyneyaasha dowlad goboleedyada xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya ayaa waxaa laga soo saaray war-murtiyeed dhowr qodob ah oo ay ugu muhiimsan…