1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Faahfaahin Sida Uu U Dhacay Dil Nin Hubeysan Uu U Geystay Lix Qof Isku Qoys ahaa Waxaa soo baxaya faahfaahino dheeraad ah dil wadareed ka dhacay Deegaanka Tabeelaha Sheekh Ibraahim ee duleedka Muqdisho dhacdadaas waxa ku nafwaayay lix qof oo isku qoys ahaa sida ay sheegeen…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maamulka Isboortiga Degmada Diinsoor Ayaa Bilaaway Kor U Qaadida Ciyaaraha Degmada Diinsoor ee maamulka Koonfur Galbeed waxaa ka iminka ka bilaawaday kor u qaadida ciyaaraha iyo is dhaxgalka bulshada waxaana tartamo kala duwan oo loo qabtay kooxaha ka dhisan diinsoor…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Madaxweyne Qoorqoor Oo Qabanaya Shir Uu Ku Guuldareystay Farmaajo Mudo Labo Sano Ah Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo geedi-u-socodka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Ilaalada Maxda Maamul Goboleedyada Oo Gaaray Dhuusamareeb Ilaalada Maxda Maamul Goboleedyada Jubaland,Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee Galmudug,halkaas oo dhawaan ka furmaya shirka madaxda Maamul Goboleedyada Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Wararkii Ugu Danbeeyay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madasha Xisbiyada Qaranka Iyo Guddoonka Golaha Shacabka Oo Kulan Xasaasi Ah Muqdisho Ku Yeeshay Guddoomiyaha madasha xisbiyada ahna madaxweynihii ee dalka Shariif Sheekh Axmed, iyo guddoomiyaha xisbiga UPD, xubinna ka ah madasha madaxweynihii hore ee dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan Muqdisho kula qaatay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Qoorqoor oo Qabanaya Shir uu Ku Guuldareystay Farmaajo Labo Sano Madaxweynaha Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor oo haatan xafiiska jooga wax kayar 5 bilood ayaa maanta qabanaya shir ay ka soo qeyb galayaan dhammaan madaxda dowlad goboleedyada, iyada oo looga arrinsanayo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Waraysi:-Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle Ayaa Goobjoog Uga Warramay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Maamul Goboleedyada Wasiirka Warfaafinta Galmudug Axmed Shire Falagle Ayaa Goobjoog Uga Warramay Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Shirka Beeri Ka Dhacaya Magaalada Dhuusamareeb Iyo Wararka Sheegaya In Booliskii Haramcad Ee Magaaladaasi Joogay Loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Hore “Cabaqado Waaweyn Ay Haysta Guddiga Doorashooyinka Qaranka ” Muuse Sheekh Cumar oo horey u soo noqday xildhiban ka tirsanaa baarlamaanka Soomaaliya kuna nool dalka Canada ayaa sheegay in guddiga doorashooyinka ay haystan caqabadooyin waa weyn islmarkaana aysan suura…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Saciid Qorsheel “Dib U Dhiska Garoonka Stadium Muqdisho Waa Rajo U Wanaagsan Soomaaliya ” Wasiirii hore Gaadiidka iyo Duulista Hawada Soomaaliya Saciid Jaamac Cali (Qoorsheel),sidoo kale horay ugu soo dheelay Xulka Qaranka ayaa sheegay dib u dhiska lagu sameeyay garoonka Stadium Muqdisho ay rajo wanaagsan u…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:- Abukaataha Weriye Gurbiye Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Kiiskiisa Daahir Carab oo ah Abuukaataha Weriye Gurbiye ayaa sharaxaad ka bixiyay shaqada Weriyaha iyo isbadalladii ku yimid dacwada loo haysto mudane Cabdicasiis Axmed Gurbiye. Halkan Ka Daawo Abuukaate Daahir Oo…