1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Dowladda Oo Xariga Ka Jartay Xarumo Ay Ku Shaqeeynayaan Wasaaraddo , Degmooyin Iyo Waddo Dib Loo Dhisay Dowladda oo xariga ka jirtay xarumo ay ku shaqeeynayaan Wasaaraddo , Degmooyin iyo waddo dib loo dhisay. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xarumaha Cusub Ee Xariga Laga Jaray
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Guddiga Joogtada Gollaha Wakiillada Somaliland Oo Kalsoonidii Kala Laabtay Eng.Faysal Cali Waraabe Guddiga Joogtada Ee Gollaha Wakiillada ee Somaliland oo kalsoonidii kala laabtay xisbiga uu hogaamiyo Eng Faysal Cali Waraabe. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Guddiga Joogtada Ee Gollaha Wakiillada ee Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:- Guddiga Ku Meel Gaar ah Ee Doorahooyinka Puntland Ayaa Bilaabay Qiimayn Kormeer ah Guddiga ku meel gaar ah ee doorahooyinka Puntland ayaa bilaabay qiimayn kormeer ah,iyagoo booqday Xafiisyada Ururada Siyaasadda ee ku yaala Magaalada Garoowe. Guddiga ku meel gaar ah ee doorahooyinka Puntland…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland Ka Dhinaa Oo La Dhaariyey Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland ka Dhinaa Oo La Dhaariyey Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Labadii Xubnood Ee Komishanka Doorashooyinka Somaliland
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Soomaaliya Oo Loo Doortay Guddoonka Golaha Loo Dhanyahay Ee Qaramooda Midoobay Soomaaliya oo loo doortay guddoonka golaha loo dhanyahay ee Qaramooda Midoobay Hakan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Soomaaliya Iyo Qaramada Midoobay
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Itoobiya oo Koronto, Internet iyo Isu Socod La’aan Ah Dalka Itoobiya ayaa saacadihii tagay waxaa hareeyey dibax-baxyo waaweyn, iyada oo la hakiyey isu socodka , lana jaray Internet-ka iyo korontada. Arrintan ayaa ka dambeysay kadib dil loo geystay fannaanka dhalinyarada…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Qaramada Midoobey oo Iska Fogeysay Bogaadinta Xaliimo Yarey ee Arrimo Doorasho Qaramada Midoobey , xafiiskeeda Soomaaliya ayaa iska fogeysay in Xaliimo Yarey iyo guddigeeda ku bogaadiyeen arrimo doorasho la xiriira. Xafiiska UNSOM oo la soo xiriirtay Goobjoog News ayaa sheegay in…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Daawo:-Guddoomiye Xaliimo Yareey “ Guddiga Doorashooyinka Waxa Uu Sheego Waa In La Qaataa ” Guddoomiyaha Guddiga madaxa banaan ee Doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo yarey) ayaa waraysi dhinaca Sky-ka siiyay warbaahinta Goobjoog,iyadoo sheegtay in guddiga doorashooyinka waxa uu sheegayo shacabka iyo siyaasiinta loo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Guddoomiye Mursal “ Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka uu beeshiisa kalumayo” Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo ka hadlayay astaynta kuraasta Golaha Shacabka ayaa yiri “Hala ogaado qofka maanta doonaya in uu kursi meel kale geysto in kursigaas mustaqbalka…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Xildhibaan Dalxa “Meeshaan waxaa Socota Derin Iyo Maqaar La Isku Tolayo” Xildhibaan Dalxa “Meeshaan waxaa socota derin iyo maqaar la isku tolayo” Halkan Ka Daawo Khudbadii Uu Xildhibaan Dalxa Ka Jeediyay Golaha Shacabka