1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Xildhibaan Sakariye “Waxaan Soo Jeedinayaa Kuraasta Deegaankooda Xaalad Amni Aan Lagu Dooran Karin “ Xildhibaan Sakariye “Waxaan soo jeedinayaa kuraasta deegaankooda xaalad amni aan lagu dooran karin ” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Zakariye Ka Jeediyay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muuqaal:- Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadi “Baarlamaanka Yaan Loo Ekeysiin Kuwo Kuraas La Cararaya” Xildhibaan Faarax Sheekh Cabdiqaadi ”Baarlamaanka Yaan Loo Ekeysiin Kuwo Kuraas La Cararaya” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Faarax Ka Jeediyay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:- Xildhibaan Ibraahim Isaaq “Haddii Xildhibaanadu Iyo Shacabku Arkeen Kuraas Meel Kale Lagu Qoray Doorashooda Waan Saxaynaa” Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow ayaa sheegay haddii Xildhibaanadu iyo shacabku arkeen kuraas meel kale lagu qoray doorashooda waan saxaynaa Halkan Ka Daawo Khudbaadii Uu Xildhibaan Ibraahim Isaaq Ka Jeediyay Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xildhibaan Sareedo “Kursigayga Waa In La Geeyaa Waajid Oo Dadkaygu Ku Badan Yihiin” Xildhibaan Sareedo ”Kursigayga waa in la geeyaa waajid oo dadkaygu ku badan yihiin” Halkan Ka Daawo Khudbaadii Xildhibaan Sareedo Ay Ka Jeedisay Golaha Shacabka
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Garoowe ayaa ka aragti dhiibtay 13-Senetorada ee loo asteeyay Gobolka Banaadir. Qaar ka mid ah Shacabka magaalada Garoowe ayaa ka aragti dhiibtay 13-Senetorada ee loo asteeyay Maamulka Gobolka Banaadir. Halkan Ka Daawo Wasiirka Oo La Hadlay Warbaahinta
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Baarlamaanka Puntland Oo Xukuumadda Ugu baaqay Inaysan Ka Qaybgalin Shirka Madaxwayne Farmaajo Ku Baaqay Baarlamaanka Maamulka Puntland oo Xukuumadda ugu baaqay inaysan ka qaybgalin Shirkii Madaxwayne Farmaajo ku baaqay ee u dhaxeeya Dowladda Fedraalka iyo Maamul Goboleeedyada. Halkan Ka War-murtiyeed Ka Soo Baxay Golaha…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Ganacsatada Kalluunka Suuqa Xamarwayne Oo Walaac Ka Muujiyay Maraakiibta Shisheeye Ee Ka Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Ganacsatada Kalluunka Suuqa Xamarwayne Oo Walaac Ka Muujiyay Maraakiibta Shisheeye Ee Ka Kalluumeysta Xeebaha Soomaaliya Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Walaac Ganacsatada
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Unsom Oo War Ka Soo Saaray Hadalkii Xaliimo Yarey Xafiiska Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ayaa War kasoo saaray hadalkii ka soo yeeray Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka, Xaliimo Ismaaciil Ibraahim (Xaliimo Yareey) oo ay ku shaacisay nooca Doorasho …
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Saacid “Degmada Warta Nabadda Taariikh Weyn Ayay U Tahay Helitaanka Garoonka Stadium Muqdisho ” Guddoomiyaha Isboortiga Degmada Warta Nabada Saacid Xuseen Cabdi oo la hadlay Goobjoog ayaa sheegay in maamulka degmadiisa ay aad ugu faraxsanyihiin helitaanka garoonka ciyaaraha Stadium Muqdisho oo ay Dowladda Soomaaliya…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Xasan Sheekh “Guddoomiye Xaliimo Yarey Ma Ahan In Ay Kororsiimo U qalqaaliso Madaxweyne Farmaajo ” Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka mid ah madaxda Madasha Xisbiyada Qaran oo shir jaraa’id ku qabtay hoygiisa Mqudisho ayaa ka hadlay arrimo ay ka mid yihiin…