1 daqiiqo Sheeko:Dalka, War Muuqaal:-Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn U Jeediyay Guddiga Madaxa Banaan Ee Doorashooyinka Qaranka Daawo Warbixin Ku Saabsan Xisbiga Aminga Iyo Cadaaladda Oo Eedeyn Guddiga Doorashooyinka
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Taageeray Aqalka Sare, Diidayna Habraacyada Been Abuurka ah ee Golaha Shacabka Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa saacaadihii la soo dhaafay waxaa ay taageereen dadaallada aqalka sare ee xal u raadinta iyo isu soo dhoweynta dowladda federaalka ah iyo dowlad goboleedyada,…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Farmaajo oo Dowlad Goboleedyada u Diray Casuumaad Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku casuumay Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir in ay kasoo qeyb galaan Shirka Golaha Amniga Qaranka ee JFS oo ka dhici doona…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland iyo Jubbaland oo Iska diiday Habraaca Doorashada Ay Golaha Shacabka Ansixiyeen Dowlad goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa iska fogeeyey sharciga doorasho ee lagu ansixiyey golaha shacabka iyaga oo taageeray aqalka sare. Qoraalka Puntland: Jubbaland:
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Kahortimid Qaraarka Masar Ee Libya iyo Biyo-xireenka, Taageertana Turkiga iyo Itoobiya Soomaaliya ayaa saacadihii tagay waxaa ay qaadatay labo go’aan oo ku tusinaya isbadalka xiriirka arrimaha dibadda. ee muddo soojiray. Muqdisho waxaa ay kahortimid qodobbo ku jiray qaraarro ka dhan ah…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mooshin Loo Gudbiyey Guddoomiyaha Golaha Shacabka Waxaa goordhow mooshin loo gudbiyey Guddoomiyaha golaha shacabka Maxamed Mursal. Mooshinkan oo ay saxiixeen 130 oo golaha ah Xildhibaan oo Golaha Shacabka ah ayaa lagu dalbaday in tirada aqalka sare…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Muuqaal:-Cabasho Laga Keenay SidaLoo Maamulay Kursi Degaan Doorashadiisu Ahayd Magaalada Kismaayo Cabasho laga keenay Sida loo maamulay kursi degaan doorashadiisu ahayd Magaalada Kismaayo . Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Cabashada Laga Keenay Kuraasta
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiisaha Tartanka Lagu Xusayo Laacib Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) Ayaa Si Weyn Loogu Hadal Hayaa Guud Ahaan Soomaaliya Waxaa meel dhexe soo gaaray tartankii kubbadda cagta ee lagu xusayay xidigihii hore Gobolka Baay,LLP Jeenyo iyo Xulka Qaranka Maxamed Xaaji Aadam (Uurey) waxaana ciyaaryahan mudooyinkii la soo dhaafay ay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Bankiga Adduunka Oo Soomaaliya Ugu Deeqay 55 MilyanOo Dolar Bangiga Adduunka ayaa Soomaaliya ugu yaboohay deeq lacageed oo dhan 55 Milyan oo dollar oo wax looga qaban la talaacidda Covid-19, laguna taageeri doono siyaasadaha dhiirrigelinta ganacsiga gaarka ah isla…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Muuqaal:-Madaxweyne Farmaajo Oo Magacaabay Taliyaal Cusub Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa u magacaabay sarreeye guuto Cabdixamiid Maxamed Dirir oo hore u ahaa Taliyaha Ciidanka Lugta ee Ciidanka Xoogga Dalka inuu noqdo taliyaha cusub…