3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Falanqeeye Ibraahim Geedow “Waa In Lala Xisaabatamaa Wasiir Khadiijo Diiriye Iyo Cabdiqani Saciid ” Ibraahim Geedoow Cawaale oo ka mid aha falanqeeyaasha ciyaaraha gudaha aya waraysi dhinaca Skyp siiyay Goobjoog Sports,isagoo ka waramay arimo badan oo ay ka mid yihiin horomarka iyo hiigsiga isboortiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Hoggaamiyaha Aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale oo Qarka U Saaran In Xilka Laga Qaado Jacfar Maxamed Ayaa Ka Waramaya Hoggaamiyaha aqlabiyada Kenya Aadan Barre Ducaale oo qarka u saaran in xilka laga qaado Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Hoggaamiyaha aqlabiyada Baarlamaanka Kenya Goobjoog News
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Jaamacadda Nile Oo Soo Bandhigtey Maktabad Online Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online ah si ay ugu faa’ideystaan ardayda. Halkan Ka Daawo Warbixin Ku Saabsan Jamacadda Nile oo soo bandhigtey Maktabad Online
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Xogta Daahsoon ee Diyaaraddii Lagu Soo Riday Bardaale 45 maalin ayaa laga joogaa diyaaddii ku dhacday Bardaale, tan iyo xilligaas ma jirin cid sheegatay masuuliyadda shilkaas inay, lama oga natiijadii baaris ay sameeyeen guddiga saddex geesoodka ahaa iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Caalamka Muuqaal:-Danjire Caalim “Dalalka Gadaal Ka Riixiya Wadahadalka Soomaaliya Iyo Somaliland Waxa Ay Doonayaan In Ay Fashiliyaan Somaliland” Aqoonyahan Danjire Caalim oo waraysi siiyay Goobjoog News ayaa sheegay in Dalalka gadaal ka riixiya Wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ay doonayaan in ay fashiliyaan Somaliland. Halkan Ka Daawo Danjire Caalin…
1 daqiiqo Sheeko:War Muuqaal:-Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Ayaa Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Hargaysa Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa ku soo laabtay magaalada Hargaysa, ka dib markii uu dalka Jabuuti kaga qeyb galay shirkii dhab u heshiinta Soomaaliya iyio Somaliland. Halkan Daawo Warbixin…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Soomaaliya iyo Somaliland: Heshiis Cusub, oo Hore oo Lagu Gaaray Djibouti Shirkii wada-hadalada ee Soomaaliya iyo Somaliland uga socday Jabuuti ayaa xalay labada dhinac waxay gaareen heshiis cusub, oo hore. Halkan Ka Aqriso Heshiiska Jabuuti Ku Dhexmaray Soomaaliya Iyo Somaliland https://wordpress-884379-3065991.cloudwaysapps.com/soomaaliya-iyo-somaliland-heshiis-cusub-oo-hore-oo-lagu-gaaray-djibouti/…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Muuqaal:-Afhayeenka Booliska “ Ciidanka Booliska waxa ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab ” Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Captain Saciid Doodishe oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in ay gacanta ku soo dhigeen shabakad ka tirsan Al- Shabaab Halkan Ka Daawo Afyeenka Ciidanka Booliska Oo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 3 Qof oo uu Cunug Dhallaan Ku Jiro Oo Lagu Dilay Muqdisho Qarax saacado kahor ka dhacay agagaarka hoygii iyo madaxtooyadii madaxweyne Cabdiqaasim Salaad ee degmada Hodan, Muqdisho ayaa la sheegayaa iney ku dhinteen 3 qof oo ay ku jiraan dhallaan iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ibraahim Geedow “ Xulka Qaranka Uma Baahan Macallimiin Ajaanib Ah Oo Qaata Dhaqaale Badan ” Falanqeeye IIbraahim Geedow Cawaale ayaa sheegay in ay ceyb tahay in sanad walba la badalo macallimiinta Xulka Qaranka hogaaminaysa,isagoo Xiriirka kubabdda cagta u sheegay in wax ka badalaan arintan,maadama Soomaaliya…