1 daqiiqo Sheeko:War FAALLO:- Madaxweyne Farmaajo Oo Ka Baqaya In Mudaaharaadkii Lagu Soo Dhaweeyay Mid La Mid Ah Lagu Sagootiyo? Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay. Xuska Maalinta Caalamiga ah ee badqabka Cunnada Adduunka oo Muqdisho lagu qabtay.
4 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Mug La’aanta Hadal Jeedinta Madaxweyne Farmaajo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sabtidiia khudbadda furitaanka kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka ah ka horjeediyay labada gole isaga oo ka hadlay arrimo badan. Maxay aheyd in Madaxweyne Maxamed…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Daraasad: Wax Ka Ogow Cudurrada Ugu Badan ee Soomaalidu u Dhintaan, Tayada Dhakhaatiirta, Goobaha iyo Arrimo Kale Daraasaddan uu soo saaray machadka Heritage ayaa looga hadlay arrimo badan oo khuseeya heerka caafimaadka dalka sida cudurrada, tayada goobaha iyo hawlwadeennada, nadaafadda iyo fayodhowrka, hooyada iyo dhallaanka iyo kaalinta…
5 daqiiqo Sheeko:War 5 Qodob Oo Laga Dheehan Karo Khudbaddii Madaxweyne “Farmaajo”… Xasillooyin Darro Siyaasadeed Ayaa Kow Ka Ah! Khudbaddii Sabtida uu madaxweyne Farmaajo ka jeediyay furintaanka kalfadhigii ugu dambeeyay ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxa ay xambaarsaneyd farriimo fara badan oo ay ugu hurreyso doorasho qof iyo cod ah…
1 daqiiqo Sheeko:War Saxaafadda Madaxa Bannaan oo Loo Diiday Tebinta Kalfadhiga 7-aad ee Baarlamaanka Warbaahinta madaxa bannaan ee ka shaqeysa Soomaaliya gaar ahaan caasimadda dalka ee Muqdisho ayaa loo diiday inay tebiyaan kalfadhiga 7-aad ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta lagu wado inuu furo…
1 daqiiqo Sheeko:War DR.Dufle “ Ma Jiraan Wax 4.5 Aan Saxiixnay Oo Ka Tarjumaya Matalaada Gobolka Banaadir ” Senetor Cusmaan Maxamuud Dufle oo ka mid ah guddiga isku dhafka labada aqal ee loo igmaday diyaarinta iyo dhameystirka xeerarka doorashooyinka qaranka ayaa waxa uu si adag uga hadlay wararka…
1 daqiiqo Sheeko:War Prof.Maxamed Xasan Doob“Duubabka Gobolka Banaadir Waa In Ay Ka Miradhaliyaan Maqaamka Muqdisho” Prof.Maxamed Xasan Doob oo sheegay in duubabka Gobolka Banaadir waa in ay ka miradhaliyaan sidii loo heli lahaa maqaamka caasimada Muqdisho.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madasha Xisbiyada Qaran oo Dalbatay inay Dalka Ka Dhacdo Doorasho Xor iyo Xalaal Ah Madasha xisbiyada qaran oo ay ku mideysanyihiin qaar ka mid ah axsaabta siyaasadeed ee dalka ayaa waxa ay dalbadeen in dalka ay ka dhacdo doorasho xor iyo xalaal ah iyada…
1 daqiiqo Sheeko:War Askar Itoobiyaan Ah oo Lagu Dilay Qaraxyo Ka Dhacay Gobalka Baay War lagu daabacay warbaahinta ku hadasha afka Al shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in askar ka tirsan ciidanka Itoobiya lagu dilay qaraxyo dhowr ahaa oo ka dhacay qeybo ka mid…