1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: AMISOM oo Waddo in Ciidamada Soomaalida ah La Wareegaan Amniga Wararka ka imaanaya magaalada Dhoobley ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland ay AMISOM ku wareejisay saldhig cusub oo halkaas laga dhisay kaas oo wax badan ka tari doona…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xasan Yabarow Wiish “Isbadal Guud Ayaan Ku Samaynaynaa Garsooka Kubbadda Cagta ” Guddoomiyahay gudiga garsoorka kubbadda cagta Soomaaliya Xasan Yabarow Wiish ayaa sheegay in uu is badal iyo dib habeyn uu ku sameyn doono waxaada garsoorka Xiriirka Kubbadda Cagta. “Tani iyo markii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Deni: Waxaa Socdo Arrimo La Wiiqayo Dowladnimada iyo Horumarka Puntland Madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland Cabdullhi Deni oo ka hadlayey arrimaha amniga ayaa sheegay in ay jiraan arrimo lagu wiiqayo Puntland isaga oo yiri “Arrimo badan oo ishuwan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxamed Cabdiqaadir “Waxaan Diyaar U Ahay Qabashada Macallimino Ee Xulka Qaranka ” Maxamed Cabdiqaadir Sheekhdoon oo ah aas aasaha iyo layliyaha naadiga kubbadda cagta Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa Goobjoog u sheegay in uu soo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Muxuu Guddoomiyihii Hore Kooxda Elman Isku casilay Guddoomiyaha hore Naadiga Kubbadda Cagta Elman, Cabdirisaaq Faarax Cumar (Goroje) ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay xilka guddoomiyenimada, kaddib muddo 2 sano ah oo uu xilkaas hayay. Mudane Goroje…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Weriye Gurbiye oo Wareysi Taariikhi Ah La Yeeshay Cali Berdura oo Ka Tirsanaa 13-kii SYL Maanta waa 77 sano guuradii kasoo wareegatay aasaaskii ururkii wadaniga ahaa ee SYL. Munaasabaddan iyo maalinta dhalinyarada darteed, Goobjoog News waxaa ay ku maamuseysaa wareysi taariikhi ah oo laga soo qaaday…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Covid 19: Dowladda Federaalka Ah iyo Puntland oo Xogo Iskhilaafsan Soo Bandhigay Arbacadii Arrimaha la xiriira xoga Covid 19 ee Soomaaliya waxaa ay galab weliba dad la wadaaga xaaladaha dowladda federaalka ah iyo qaar ka mid ah dowlad goboleedyada. Haddaba, waxaa soo baxeysa…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Warbixin: Xaliimo Yarey oo Ku Dhawaaqi-doonto Xilliga Doorashada Soomaaliya May 27, 2020 Xaliimo Ismaaciil Ibraahim oo ah guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa lagu wadaa in ay ku dhawaaqdo xilliga doorashada guud ee Soomaaliya la galayo, waana dhammaadka bishan May sida…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xisbiga Himilo Qaran: Dowladda Federaalka Ah Weli Ma Bixin Magtii Maxkamadda Sare Noo Xukmisay Xisbiga Himilo Qaran ayaa sheegaya in weli aaney dowladda federaalka ah bixin magdhow ay xukmisay maxkamadda sare ee dalka horraantii April ee sanadkan taasoo la xiriirtay xayiraadii safar ee bishii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Bilowday Xaraashka Bolookyo Shidaal, Maxaa Ka Dhalan Kara? Wasiir ku xigeenka wasaaradda Batroolka Maxamuud Cabdikadir Hilaal ayaa talaadadii waxaa uu bartiisa Twetterka soo dhigay in dowladda federaalka ah ay bilowday xaraashka ilaa 7 bolook oo shidaal isaga oo…