1 daqiiqo Sheeko:Dalka Roob Khasaare Geystay oo Ka Da’ay Muqdisho Waxaa Xalay Magalaada Muqdisho ka da’day ma hiigaan ahaa, oo daad watay kaas oo keenay in ay ka dhalato dhibaato naf iyo maal leh. Xaafado ka tirsan Muqdisho oo la…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Madaxweyne Waare oo Sheegay in Hal Milyan oo Dollar Ka Badan uu u Helay Gargaarka Fatahaadda Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare oo ku sugan Magaalada Beledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa sheegay inay soo gaareen lacago ka kala yimid dowladaha Somaliya iyo Jabuuti. Waare…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Tababare Cali Xuseen “Kooxo Adag Ayaan Kula Ciyaarnay Boosaaso” Degmada Bosaas ee xarunta Gobolka Bari waxaa afartii sano lasoo dhaafay ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho ku yeelanayay dhallinyaro ka socotay magaalada Melbourne ee Dalka Australia iyo qaar ka mid…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka International Crisis Group: Soomaaliya Kama Dhici Karto Doorasho Qof iyo Cod Ah ee Halagu Laabo Tii 2016 Soomaaliya waa iney iska ilowdaa rajada ah in ay ka dhacdo doorasho qof iyo cod ah, waana iney dib ugu laabato qaabkii 2016-kii xilligan uu si aad ah u faafayo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Mareykanka: $6 million oo Ayaan u Qoondeynay Doorashada Soomaaliya ee 2020/2021 Mareykanka ayaa sheegaya in ay Soomaaliya ka taageerayaan doorashada guud ee 2020/2021 balse aaney u yeerin-doonin. Ambassador Yamamoto oo ah safiirka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa sheeko muuqaal ah uu la…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso Jawaabta: Ma Dhici Kartaa Doorasho Qof iyo Cod Ah 2020/2021? Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba Goobjoog…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Puntland: 59 oo Covid 19 La Xanuunsan, 2 Wasiir ayaa Ku Jirta Tan iyo markii qalabka lagu baaro cudurka Covid 19 la geeyey dowlad goboleedka Puntland, waxaa laga helay kiisas badan. Wasiirka Caafimaadka Puntland Jaamac Faarax Xasan oo xalay ka warbixiyey tirada…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Kaftan Ibraahim “Waan Ku Faraxsanahay Soo Joogitaanka Kooxda Horseed” Kabtanka kooxda Horseed Ibraahim Cabdi Maxamed ayaa heshiisa cusub u saxiixay kooxdiisa wuxuuna sheegay tan iyo markii uu kaga soo biiray naadiga Gaadiidka uu horomar wanaagsan iyo guulo waaweyn ee…
6 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Doorasho 2020/21: Prof Afyare, Cabdinuur Daahir, Faysal Rooble iyo Xaliimo Yarey oo Ka Hadlay Suurtagalnnimada Qabsoomidda Iyada oo dalku uu ka jiro Covid 19, baarlamaanka federaalka ah oo fasax tahay ayaa hadana waxaa dhow doorashada 2020/2021 oo ay aheyd in xilliga ay meel fiican mareyso. Haddaba…
3 daqiiqo Sheeko:Aragti Senator Hussein Sheikh ” Baarlamaanka Soomaaliya wax la taaban karo kama qaban tacadiyada ka dhanka ah xuquuqda muwaadiniinta” Saxaafaddu waa mid ka mid ah tiirarka Dawladnimada Casriga ah. Waxaa ay afareysaa saddexda tiir ee dawladnimada ee kala ah fulinta, xeer-dejinta iyo garsoorka. Saxaafaddu waa garsooraha u kala garqaada…