2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Sawirradii Farmaajo ee Waddooyinka Muqdisho Surnaa oo La Gubay Tillaabo nooceeda ah tii ugu horeysay ah tan iyo markii la bilaabay hannaanka yegleelidda jahhuuriyadda 3-aad ee Soomaaliya burburkii kadib ayey sabtidii dadweyne careysan ku gubeen gudaha caasimadda Muqdisho sawirada…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xildhibaan Ilhan Cumar Oo Cabsi gelinta Haaruun Macruuf iyo Xarigga Gurbiye Ku Tilmaantay Halis Xildhibaan Ilhan Cumar oo Congress-ka Maraykanka ku metasha Minnesota ayaa qoraal ay soo saartay ku difaacday xuriyadda hadalka ee Soomaaliya iyada oo diiday cabsi-gelinta dowladda federaalka ah ku heyso weriye Haaruun Macruuf…
6 daqiiqo Sheeko:Dalka Caga-jugleynta Wariyaha VOA Haruun Macruuf. Sannadihii nacaybka Farmaajo Ee Cambaareynta Iyo Joojinta Isla-xisaabtanka. Hay’adda Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegtay Khamiistii inay u gudbisay dacwad Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka taas oo ujeedkeedu yahay in dacwad lagu soo oogo Wariyaha VOA Harun Maruf…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: Taariikh Nololeedka Dr. Yuusuf Hiraabe oo u Geeriyoodey Covid 19 Waxaan maanta magaalada Muqdisho Covid 19 ugu geeriyoodey Dr. Yusuf Axmed Hiraabe oo si aad ah looga yaqaanno magaaada. Haddaba, Halkan Ka Akhriso Taariikhdiisa oo Kooban: Dr. Yusuf Axmed Hiraabe, waxaa uu…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Madasha Xisbiyada Qaran oo Qoraal Kasoo Saarey Heshiisyada Galmudug iyo Jubbaland Madasha Xisbiyada Qaran ayaa qoraal soo saaray ayaa soo dhoweeyay heshiisyada siyaasadeed ee Galmudug iyo Jubbaland.
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Madaxweyne Qoor-qoor oo Xilka La Wareegay, Maxay Ka Dheheen? Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa xalay xilka madaxtnimada Galmudug ku wareejiyey madaxweynaha cusub ee Galmudug Axmed Kaariye Qoorqoor. Madaxweynihii hore Axmed Geelle Xaaf oo goobta ka hadlay ayaa…
3 daqiiqo Sheeko:Dalka Goobjoog oo ka Cabanaysa Xadgudub ay Kala kulmaan Wasiir Khadijo Diiriye Iyo Guddoomiye Cabdiqani Carab Guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta ee Soomaaliya Cabdiqani Siciid Carab oo shir jaraa’id qabtay khamiistii 9-ka bishan ayaa sheegay in iyada oo la fulinayo go’aan hore oo ay wasaaradda cayaaraha ka qaadatay…
7 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Taariikhda 60 Sano Guurada Xoogga Dalka Soomaaliyeed Maanta ciidamada xoogga dalka ee JFS waxaa ay u dabaaldegayaan sanad guurada 60-maad ee markii la aasaasay, waxaana munaasabado lagu qaban-doonaa qeybo badan oo dalka ah. Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed…
5 daqiiqo Sheeko:Dalka Hannaan Ceynkee Ah Ayaa Ku Habboon In Ay Soomaaliya Kula Tacaasho Cudurkaan? Dhammaadkii 2019 waxaa dunida ka dillaacay cudur aan illaa hadda la helin dawadiisa, Soomaaliya wuxuu soo gaaray viruska bishii March 2020, Dowladduna waxay sheegtay in qofkii koowaad u dhintay cudurka…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Degdeg: Isbitaal Digfeer Oo Loo Xiray Coronavirus Warar aan goordhow helnay ayaa sheegaya in guud ahaan albaabada loo laabay oo Coronavirus dartiis loo xiray, lana istaajiyey shaqada isbitaalka ugu weyn Soomaaliya ee Digfeer Mas’uuliyiin ka tirsan isbitaalka…