1 daqiiqo Sheeko:Dalka Dhakhaatiir Digfeer Ka Tirsan Oo Laga Helay Coronavirus Bahda caafimaadka iyo dhakhaatiir ku hawlanaa daaweynta iyo kalkaalinta bukaanka ayaa ka mid ah dadka uu haleenay cudurka Coronavirus. Ilo la hadlay Goobjoog News ayaa xaqiijiyey in 3 ka mid ah…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Akhriso: Maxay Goobjoog u Sheegeen Wasaaradda Caafimaadka Df iyo Dr. Maxamed Fuje? Iyada oo la duulayo cod ku faafay baraha bulshada kaas oo Dr. Maxamed Fuje oo ah madaxii hore ee xafiiska hey’adda WHO ee Soomaaliya uu ku sheegay in 64 god…
7 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Baaris: 1,000 Ardey oo Waxbarasho Ku Weyn Doonta Khilaafka Siyaasadeed ee DF iyo Puntland! Shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan bahda waxbarashada ayaa todobaadkii hore mar qura ku soo toosay go’aanka ay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ku xireyso iskuul 15 May, kuna soo afjartay hawlgalkii…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Labo Askari oo Ku Dhimatay Qarax Gaari oo Ka Dhacay Muqdisho Wararka aan ka heleyno degmada Hodan ee Muqdisho gaar ahaan inta u dhaxeysa qabuuraha Cabdirashiid iyo Isbitaal Erdogan ayaa la sheegayaa in qarax miino lagula eegtay gaari ciidan oo Cabdi…
4 daqiiqo Sheeko:Dalka FACT CHECK: Nabad iyo Nolol Iney Ka Beensheegto Hannaanka Deyn Cafinta, Qof Walbaa filayey! Ugu horreyn, ra’isul wasaare Xasan Kheyre oo xalay la hadlay saxaafadda waxaa uu ku faanay in maamulkoodu uu gaaray guusha deyn cafinta, mid cusubna qaadan karaan taas oo l barbardhigay…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Kiiskii 2-aad ee Coronavirus oo Soomaaliya Laga Helay Wasiirka caafimaadka ee Soomaaliya Fowsiyo Abiikar oo goordhow shir jaraa’id ku qabatay Muqdisho ayaa sheegtay in magaalada la helay kiis 2-aad ee qabo Coronavirus. Muwaadinkan oo ka yimid dibadda waxaa uu…
2 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Soomaaliya Eedeynteeda waa mid ay ku Qarineyso Ballamihii ay uga Baxday Bulshadeeda Dowladda Kenya ayaa jawaab ka bixisay eedeynta dowladda federaalka ah ee ku aadan faragelinta ay ku heyso arrimaha Soomaaliya. Qoraal ka soo baxay wasaaradda arrimaha dibadda oo looga jawaabayo qoraallo…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Dhagax Dhigay Garoonka Waamo Ee Jubaland Taageerayaasha kooxaha kubbadda cagta Jubaland ayaa dhib weyn ku qabay daawashada tartamo kala duwan ee lagu qabto garoonka Waamo waxaana cabashada ay qabeyn dhallinyarada iyo bahada ciyaaraha ka jawaabaya madaxda…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Xaliimo Ibrahim(Yarey) Oo Ka Hadashay Diyaar-garowgooda, Xiritaanka Xafiisyadooda Puntland iyo Jubbaland & Xibsiyo La Diiwaan-geliyey Xaliimo Ismaaciil Ibrahim(Yarey), guddoomiyaha guddiga madaxabannaan ee doorashooyinka qaranka ayaa maanta waxaa ay kulankii billaha ahaa la qaaday wakiillada beesha caalamka sida qaramada Midoobey, Midowga Yurub iyo Midowga Afika iyada oo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Abuukar Savana “Kooxaha Kubbadda Cagta Way Bogaadinayaan Horomarka Iyo Guulaha Socda” Guddoomiyaha Kooxda Geeska Afrika Abuukar Maxamed Cabdulle (Savana) ayaa sheegay in kooxaha kubbadda cagta ay ku qanacsanyihiin habka ay wax u wadaan madaxda Xiriirka Kubbadda Cagta oo iyaga doortay 15 November 2018…