2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha DR.Yuusuf Muxidiin “Mudadii Sanadka Aheyd Ee Aan Joogay Xafiiska Xogheynta Xiriirka Kubbadda Cagta Waxaan Korarsaday Aqoon Iyo Waayo Aragnimo” Xoghayaha guud ee Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Dr.Yuuusuf Muxidiin Axmed ayaa iminka u buuxsantay mudo hal sano ah oo la shaqaynay madaxda Xiriirka waxaana jagadan loo magabaacay bisha Febraayo 2019,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Farmaajo: Dalka Doorasho Ayuu Aaday ee Halla-ogaado Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo xalay ka hadlayey xaflad lagu xirayo kalfadhiga 6aad ee baarlamaanka federaalka ah ayaa sheegay in xillgan laga bilaabo uu dalku doorasho aadayo. Arrintan ayaa…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Abiy Axmed oo Sheegtay Lahaanshiyaha Farmaajo iyo Soomaaliya oo Dhan! Ra’isul wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa isniintii daabacay khariidadda Itoobiya ah oo ay ku jirto Somaliland arrintaas oo Soomaali badan oo ka hadashay ay ku tilmaameen sahansigii 2-aad ee uu…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Macallinka Cusub Ee Xulka Qaranka Da’yarta Oo Booqday Xerada Tababarka Dhallinyarada Madaxda xiriirka kubbadda cagta Soomaaliya ayaa booqasho iyo kormeer u tagay Xulka Qaranka dhallinyarada oo sanadkan 2020 ka qeyb galay tartamo kala duwan,waxaana sidoo kale kulan laacibiinta da’yarta iyo macallimiintooda…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Ciyaaryahan Cabdullahi “Guul Iyo Horomar Ayay Ii Aheyd Booqashadii Aan Ku Tagay Spain” Cabdullahi Sheikh Cilmi oo ka tirsan naadiga Som United ee ka ciyaarta horyaalka heerka afaraad ee dalka Sweden ayaa maalmihii lasoo dhaafay booqasho iyo aqoon korarsi ku qaatay wadanka Spain,isagoo…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Garoomada Kubbadda Cagta Galmudug Oo Gabo Gabo Ah Garoonka kubbadda cagta Dhuusamareeb ayaa dhawaan la dhigidoono cowska macamilka waxaana guud ahaan maamulka Galmudug ka socda dayactirka iyo quruxinta garoomada,iyadoo dhallinyarada iyo bahda ciyaaraha ayaa soo dhaweyeen howlaha socda sida uu…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Ayaa Qalab Isboorti U Qaybiyay Kooxaha Ka Qeyb Galaya Horyaalka Koonfur Galbeed 2020 Xiriirka Kubbadda cagta Soomaliya ayaa qalab isboorti oo kala duwan u qaybiyay ilaa koox oo ka mid ah kuwa sanadkan ka qeyb galaya horyaalka kubbadda cagta Koonfur Galbeed oo markii…
3 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga 2020: Ciidanka Xoogga Dalka oo Qiimeyn Caalami Ah Ka Galay Kaalin Hoose Qiimeyn sanadle ah oo ay todobaadkan soo saartay Global Fire Power oo ah madal lagu qiimeeyo awoodda ciidamada dalalka ee tiro, saanad iyo saadba ayaa ciidanka xogga dalka Soomaaliyeed gelisay…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Kenya: Al-shabaab oo Gubtay Labo Gaari Dagaal-yahanno ka tirsan kooxda Al-shabaab ayaa la sheegayaa in axaddii ay gubeen labo gaari oo nooca dhismaha ah. Weerarkan aya waxaa uu ka dhacay meel u dhow H Young &…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Ajendaha Shirka Midowga Afrika: Aamusinta Qoryaha Waxaa maanta magaalada Adis Ababa, ee xarunta Itoobiya iyo midowga Afrika si rasmi ah uga furmaya shir madaxeedka midowga Afrika ee 33-aad, oo halku dheggiisu yahay sanadkan “Aamusinta qoryaha”. Shirkan…