1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Mareykanka oo Ku Baaqay Dib u Heshiisin iyo Iney Wada Hadlaan DF iyo Dowlad Goboleedyada Qoraal arbacadii ka soo baxay xafiiska hawlgalka Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanka ay mar walbo ay ahmiyad gaar ah siinayaan in DF iyo dowlad goboleedyada kala shaqeeyaan…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhallinyaro Ku Nool Wadanka UK Ayaa Degmooyinka Yaaqshiid Iyo Hiliwaa Ka Aasay Aasay Labo Koox Oo Kubbadda Cagta Ah Dhallinyaro Soomaaliyeed oo ku nool Wadanka UK ayaa Degmooyinka Yaaqshiid iyo Hiliwaa ka aasay aasay labo koox oo kubbadda cagta ah,iyagoo ugu tala galay in ay dhallinyarada ay ka taageeraan…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Uganda: Hoggaamiye Al-shabaab Ah oo Xabsiga Ka Baxsaday Sida ay qortay “The Daily Monitor” ee dalka Uganda, Cabdi Qaadir Maxamed Maxamuud Sandir oo horay loogu tuhunsanaa ka mid ahaanshiyaha Al-shabaab ayaa la sheegayaa inuu ka baxsaday xabsi ku…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Guddoomiye Cabdiqani Saciid Carab “Waxaan Qaadanaynaa Macallimiin Cusub” Sanadkii dhamaay 2019 waxaa is badalay weyn laga dareemay natiijooyinka Xulka Qaranka Soomaaliya ee ka qeyb galay is reeb reebka Koobka Addunka iyo Tartaankii Qaramada Bariga iyo Bartamaha Africa 2019…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha GUDD.Cabdiqani “Madaxweyne Deni Wuxuu Diyaar U Yahay Horomarinta Garoomada Kubbadda Cagta Puntland” Bishii May 2019 guddoomiyaha Xiriirka Kubbadda Cagta Soomaaliya Cabdiqani Saciid Carab iyo wafdi la socday ayaa safar shaqo ku tagay magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal wuxuuna socdaalkooda ahaa kormeerida iyo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Odowaa Oo La Hadlay Goobjoog: Waxaa Lagu Qasbanaan donaaa in Meel dheer Laga raadiyo Galmudug Xildhibaan Cabdiraxmaan Odowaa oo ka tirsanaa murashaxiinta qaadhacay doorashada Galmudug ee maanta ka dhacday Dhuusamareeb, laguna doortay Axmed Qoorqoor ayaa sheegay in Galmudug ay ku laabatay meel ka xun halka…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dhismaha Garoonka Jamaacadaha Oo Gebo Gebo Ah Waxaa heer gabo ah soo gaaray dib u dayactirka ka Socda garoonka Jamaacadaha ee degmada Hodan wuxuuna garoonka soo maray maraaxil kala duwan sanadihii lasoo dhaafay waxaana iminkana muuqanaysa bilicda…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Yaa Ku Tartamaya Doorashada Maanta Ee Galmudug, Yaase Diidan? Doorasho hal dhinac ah ayaa maanta ka dhaceysa Dhuusamareeb kadib markii ay qaadhaceen murashaxiinta mucaaradka. Doorashadan waxaa ku tartami-doona: Axmed Cabdi kaariye( Qoorqoor), Dr. Abdirahman Sabriye, Axmed Shire Falagle iyo…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Jubbaland: 15 Qof Ku Dhimatay Dagaal Beeleed Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay dagaal beeleed labadii maalin ugu dambeysay ka socday galbeedka magaalada Kismaayo. Dagaalkan oo u dhaxeeya beelaha Majeerteen iyo Cawra-male, waxaa la sheegayaa in…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Maxkamad Kenya Ah oo Diiday In Ay Kenya Ka Baxdo Dacwada Badda Maxkamad ku taal dalka Kenya ayaa diiday codsi ahaa in Kenya ka baxdo ka qeybgalka maxkamadda caalamiga ah ee cadaaladda (ICJ) ee ku saabsan muranka dhinaca badaha ee kala dhaxeeya…