1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga AMISOM oo Kun Askari Oo kale Saareysa Bishan AMISOM ayaa go’aansatay iney kun askari oo kale ay ka saarto Soomaaliya bishan Febraayo xilli ay sii kordhayaan weerarada Al-shabaab ee ka dhanka ah dowladda federaalka ah. Sida lagu sheegay…
2 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Maxaad Ka Ogtahay Horomarka Uu Sameeyay Laacibka Xulka Sacuudi Carabiya Muqtaar Cali Mukhtar Cabdullahi Cali oo ka mid ah ciyaaryahanada Soomaaliyeed ee da’daalka wanaagsan ka sameeyay qaarada yurub ayaa iminka waqti wanaagsan la qaadanaya Xulka wadanka Sacudiya iyo kooxda Al Nasar,waxaana aabaha dhalay ciyaaryahan Mukhaar…
3 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Warbixin: Galmudug Oo Fool Dheer Kadib Laga Cabsi Qabo Umul Raacasho!! Maanta waxaa khudbeeyey murashaxiinta madaxweynaha iyo ku-xigeenka ee dowlad goboleedka Galmudug iyaga oo soo bandhigay sida ay wax u maamuli-doonaan haddii la doorto berri oo khamiis ah. Arrintan ayaa imaaneysa…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Janan oo Jeelka Ka Baxsaday, Jaantana Rogay Cabdirashiid Janan oo ahaa wasiirkii amniga Jubbaland ayey booliiska Soomaaliyeed sheegeen inuu ka baxsaday xabsiga. Taliye ku-xigeenka booliiska Soomaaliya Zakia Xuseen ayaa barteeda Twitterka soo dhigtay sida uu u baxsaday…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Hey’adaha Xuquuqul Insaanka oo xaqiijiyey Furnaanshiyaha Xabsiga Godka Jilacow Qaar ka tirsan hey’adaha xuquuqul insaanka ee ka hawl gala magaalada Muqdisho ayaa Goobjoog New u xaqiijiyey inuu weli furan yahay xabsiga godka Jilacow, dadkana lagu xiro. “Waan tagnay xabsiga…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Xulka Da’yarta Oo Bilaaway Tababarka 2020 Waxaada dhallinyarada Xiriirka Kubbadda cagta dalka ayaa dib u bilaaway qorshaha horomarinta iyo diyaar garowka tartamada 2020 waxaana maal mama Khamiista iyo Jimcaha ay dhallinyarada Xulka ay tababaro kala gedisan ku…
3 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Wax Badan Ka Ogow Socdaalkii Kooxda Somali Stars Ee Soomaaliya 2019 Wafdi ka koobnaa macallimiin,ciyaartooyda oo ka kala socday wadamada Yurub ayaa dalka u yimid ciyaaro saaxiibtinimo iyo is-dhaxgal bulsho sanadii 2019 waxayna badankooda u aheyd kolkii kowaad ay caga imaadaan…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Soomaaliya oo Ka Gudubtay Wejiga 4-aad ee Deyn cafinta Hay’adda lacagta adduunka ee marka magaceeda la soo gaabiyo loo yaqaan IMF, ayaa sheegtay in dowladda Federaalka Soomaaliya ay ka gudubtay dib u eegista 2-aad wajigiisa 4-aad ee deyn cafinta…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Odayaasha Dhaqanka Oo Bayaan Ka Soo Saaray Doorashada Galmudug Waxaa bayaan ay uga hadlayaan doorashada maamulka Galmudug maanta soo saaray odayaasha dhaqanka maamulkaasi iyaga oo dalbaday in doorashada ay waqtigeeda ku dhacdo, xilli laga cabsi qabo in uu dib…
1 daqiiqo Sheeko:Wararka Cayaaraha Dayactirka Istaadiyo Muqdisho Oo Gebagebo Ku Dhow Waxaa meel wanaagsan maraya dayactirka & dhismaha Garoonka Ciyaaraha ee Istaadiyo Muqdisho,Garoonkan oo ah midka ugu wayn dalkeena ayaa waxaa haatan u harsan waxyaabo yar yar oo ah dhameystirka dhismaha.…