1 daqiiqo Sheeko:Dalka 3 Caruur oo Shuban Biyood Ugu Geeriyoodey Duleedka Muqdisho Inta la xaqiijiyey ilaa 3 caruur ah ayaa shuban biyood ugu geeriyootey halka 7 kale isbitaallada la dhigay duleedka magaalada Muqdisho. Kaamka Maandeeq oo ku yaallo KM13 ee galbeedka Muqdisho…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Magafeyaal Soomaali Ah oo Lagu Maxkamadeynayo Kenya Labo Soomaali ah oo dadka tahriibiya ayaa lagu maxkamadeynayaa dalka Kenya iyaga oo loo heysto in gabar ka wadeen xerada Hagadheera ee Gaarisa isla markaana ay geeyeen dalka Libya. Cabdikadir…
1 daqiiqo Sheeko:War Waaxda waxbrashada Gobolka oo yeelatay Agaasime Cusub Musaasabad ka dhacday xarunta Gobolka Benaadir ayaa waxaa xilalka kula kala wareegay agaasimaha cusub ee waaxada waxbarashada Gobolka Benaadir Cabdiraxmaan Cumar Sheikh Nur isagoo kala wareegay asaagimihii ka horreeyay Cabdinaasir…
1 daqiiqo Sheeko:Arrimaha Amniga Akhriso: 25 Qof oo 6 Turki Tahay oo Waxyeelo Kasoo Gaartay Qarax Ugu yaraan 3 qof ayaa ku dhimatay halka 20 kale ay ku dhaawacmeen qarax waxyar kahor ka dhacay jidka Afgooye ee galbeedka Muqdisho. Dadka dhaawacyada ah waxaa ku jira 6…
1 daqiiqo Sheeko:Dalka Murashaxiinta Odowaa, Guutaale iyo Weheliye oo Dalbaday 21 Maalin oo Olole Ah Murashaxiinta madaxtinnimada Galmudug ee kala ah: Cabdiraxmaan Odowaa, Kamaal Guuaate iyo Cabdullahi Weheliye oo maanta soo saaray baaq ayaa ku dalbaday in la siiyo saddex todobaad oo olole ah. Saddexdan…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Maxamed Nuur Gacal oo Noqday Guddoomiyaha Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug Waxaa hadda dhamaatay tirinta codadka doorashada guddoomiyaha baarlamaanka 2-aad ee Galmudug, waxaana codadka ugu badan helay Maxamed Nuur Gacal. Gacal oo horay uga tirsanaa xafiiska ra’isul wasaare Xasan Kheye ayaa…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Maxamed Nuur Gacal Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Maxamed Nuur Gacal Dhalashada: 1966, ayuu ku dhashay Degmada Ceel-dheer…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Akhriso: Taariikh Nololeedka Murashax Cabdinaasir Aadan Cusmaan Waxaa hadda xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka socda tartanka doorashada guddoonka, dadka u tartamaya jagada guddoomiyaha waxaa ka mid ah Cabdinaasir Aadan Cusmaan. Haddaba, Waa Kuma Cabdinaasir Cusmaan: Akhriso: Taariikh…
1 daqiiqo Sheeko:Baarlamaanka Dhuusamareeb: Doorashada Guddoonka Baarlamaanka 2-aad ee Galmudug oo Socota Waxaa goordhow xarunta Galmudug ee Dhuusamareeb ka bilaaban-doona doorashada guddoonka baarlamaanka 2-aad ee maamulka. Guddoonka waxaa u taagan musharaxiinta kala ah Dr. Maxamed Nuur Gacal iyo Cabdinaasir Aadan Cusmaan oo…
2 daqiiqo Sheeko:Dalka Muqdisho: 13 Caruur Ah oo Gaajo u Dhimatay Ilaa 13 qof oo caruur u badan ayaa la xaqiijiyey iney gaajo ugu dhinteen kaam ku yaalla degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho. Weriyeyaasha Goobjoog News oo saaka booqday kaamka ayaa…